Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

(Dhagayso) Khudbada Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyay Daahfurka waddo...

(Pi Garoowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr, Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray wado cusub ee laamiga ah ee loogu magacdaray Dr Jimcaale. Wadadaan oo qeyb ka ah barnaamijka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) ) Madaxweyne Gaas oo Magaalada Garoowe ee Caasimada...

WARBIXIN+SAWIRRO : -Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 magaalada Garoowe ee caasimada Puntland xariga kaga jaray wado cusub oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Dawlada Puntland oo soo saartay go’aan ku saabsan Macdanta iyo...

Agaasimaha guud ee Macdanta iyo Shidaalka Puntland Ciise Dhoola-waa ayaa Shir Saxaafadeed uu ku qabtay xafiiskiisa Bosaso wuxuu kaga Xogwamaray go’aan ay soo saartay Dawlada Puntland oo ku saabsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(WARBIXIN+SAWIRO) Madaxweyne Gaas oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Ganacsato...

WARBIXIN+SAWIRRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 ku qaabilay xafiiskiisa  Madaxtooyada  Puntland ee Garoowe ganacsato...

View Article

(Warbixin+Dhagaysi) Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in Ciidamada amaanku ay...

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo Saxaafadda kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada Puntland ay wadaan hawlgalo ay kula dagaalamayaan Cadowga Puntland,kuwaas...

View Article


Daawo Video Maamulka Gobolka Mudug oo ka warbixinaya Xaalada Amaan

View Article

Ciidanka nabad sugida Muqdisho oo xiray saddex wariye oo baahiyay warbixin ku...

(Pi Muqdisho) Ciidamada nabad sugida dowladda federalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay saddex wariye oo ka howlgalli jiray idaacad maxali ah oo kutaala magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ururka...

View Article

Nicholas Kay:” Duqaymaha Maraykanku waxay horseedeen in Alshabaab laga...

(Pi Muqdisho) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay duqaymahii uu Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sanadkii 2014 iyo howlgallada ciidamada Amisom  inay horseedeen xoraynta...

View Article


Akhriso wararkii ugu dambeeyay ee caalamka oo faahfaahsan.

Indonesia oo sheegtay diyaaradii bur burtay ee Asia Air inaysan haysan ogolaansho duulimaad. Diyaaradii Indonesia Air ee dhawaan bur bur ayaa warar soo baxay waxay sheegeegayaan inaysan haysan...

View Article


Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland oo u dhoofay Kenya.

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Axmed Maxamed Islaam ayaa Kenya kula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Farceeda Gaalkacyo oo u fariistay...

Afar boqol oo Arday ayaa maanta u fariistay Imtixaanka sanad Jaamacadeedla 2014 illaa 2015 Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka Mudug. Arayda Imtixaanka galay ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Maamulka gobolka Nugaal oo qurbo joogta ugu baaqay inay ka qeyb...

(Pi Garoowe) Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Cali ayaa maanta tuulada Harqaboobe oo 40 km dhinac waqooyi uga beegan magaalada Garoowe ku casuumay qurbo joog reer Puntland ah oo ka yimid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bishaaro Bishaaro Shirkada Maandeeq waxay soo bandhigeen Router ama Reciever...

Shirkada Maandeeq waxay dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in la sameeyey Reciever/Router cusub oo aad ka daawan karto Dhamaan Kanaalada Soomaaliga saxan la’aan, Router-ka  wuxuu kaaga...

View Article


Daawo horumarka ay Gaalkacyo ku talaabsatey

Magaalada Gaalkacyo ee Caasimada Gobolka Mudug waa Magaalo qadiimi ah ayna degan yihiin Boqolaal kun oo Qof. 85% Dadka Magaalada degan waa Dad reer Puntland ah, Halka 10% ay kasoo jeedaan beesha...

View Article

Dowladda federalka Soomaaliya oo wariyayaal u xirtay qaraxii shalay ka dhacay...

(Pi Muqdisho) Dowladda federalka Soomaaliya ayaa markii labaad todobaad gudihiis xabsiga dhigtay labo wariye oo ka howlgali jiray idaacaddaha maxaliga ah ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo la xiray...

View Article


Akhriso wararkii ugu dambeeyay ee caalamka maanta Isniin ah

Warsidaha Puntlandi wuxuu maalin kasta idin soo gudbin doonaa Wararka Caalamka kuwa ugu waawayn,oo aan idin soo ururinay,si ay qayb uga noqdaan Wararka,Faalooyinka,Muuqaalada,Codadka iyo Barnaamijyada...

View Article

(Warbixin+Dhagayso) Dawlada Puntland oo sheegtay inuusan wali hirgalin...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay inuusan wali hirgalin heshiiskii dhowaan Garowe ku dhexmaray Dalwada Puntland iyo Federaalka,wuxuuna ka digay...

View Article


(Warbixin+Dhagayso) Beelaha daga Waqooyiga Galgaduud oo kalsoonida kala...

Beelaha sade ee daga Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa kalsoonida kala laabtay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud,waxayna sheegen inay samaysanayaan maamul Goboleed u gaar ah,ka dib markii uu uso...

View Article

(Warbixin+Dhagayso) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka warbixinaya hormarka...

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in hogaanka u hayo Madaxweynaha Dawlada Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ay Gobolka Sanaag ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Culimo ka tirsan Puntland oo siyaartay qabriga uu ku aasan yahay ALLA ha u...

(Pi Garoowe) Qaar kamid ah Culumaa’udiinka  Puntland ayaa siyaartay Qabriga uu ku aasan yahay ALLAHA unaxariistee Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo kamid ahaa culimada waaweyn ee Puntland, kaasoo...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live