Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Taliyihii socdaalka Garoonka Diyaaradaha oo la diley iyo...

Waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho lagu diley alla ha u naxariistee Maxamuud Maxamed Cadow oo loo yaqiin Dhabarey ahaana Taliyihii Socdaalka Garoonka Diyaaradaha Aaden cade International Airport....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabdhaha Puntland ee UK oo ka tacsiyeynaya geeridii Ugaas Axmed Ugaas

Gabdhaha Jaaliyada Puntland ee UK ayaa iyagoo ka tiiraanyaysan ka tacsiyeynaya geeridii alla ha u naxariistee Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo 9 bishaan ku geeriyoodey Magaalada Galdogob. Waxay illaahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed… RW. Cabdiweli “Waa inaan meel uga soo wada jeedsano ilaalinta...

Muqdisho, 11, Nov, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EXCLUSIVE: LEAKED CONVERSATION BETWEEN SOMALI PRESIDENT AND FARAH SHEIKH...

EDITOR’S NOTE: Puntlandi has received and verified the authenticity of series of SMS messages between Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud and his powerful Justice and Constitutional Affairs...

View Article

DAAWO VIDEO:— Qaabkii looga soo horjeestay Mooshinkii la rabay in lagu rido...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo la kula kulmay Wafdi balaaran oo...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socday Dawladda Jarmalka (Germany)...

View Article

(Dhageyso) Dibadbax ballaaran oo loogasoo horjeeday Xasan Sheekh iyo...

(Pi Galgaduud) Bannaanbax ballaaran oo loogasoo horjeeday Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanada mooshinka wada ayaa ka kala dhacay gobolada Galgaduud iyo Gedo ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta ka qeyb galay furitaanka...

(Pi Garoowe) Madaxweynaha dawladda puntland Dr.cabdiweli maxamed cali gaas ayaa maanta magaalada garoowe ee caasimada dawladda puntland gaar ahaan hoolka jaamacada bariga afrika kaga qeyb galay xaflada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

illa Qosal… Daawo Sawirka maanta..Ciidanka Xooga Dalka oo loo soo xirey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Dhagayso) Magaalada Bosaso oo Yeelanaysa Wadadii Lixaad oo Laami ah.

Guddoomiyaha degmada Bosaso Xassan Cabdala Xassan ayaa maanta si rasmi ah u Dhagax dhigay Waddo Laami,taasi oo Halbowle u ah Waddooyinka magaalada Bosaso. Munaasabada lgu dhagax dhigay Wadada ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News:-Daawo Sawiro badan magaalada Bosaso oo yeelanaysa Wadadii Lixaad.

Guddoomiyaha degmada Bosaso Mudane Xassan Cabdala Xassan ayaa maanta Dhagax dhigay Wadadii Lixaad oo ay yeelanayso magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Hoos Ka Daawo Sawiro badann oo uu idin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Madaxweyne Kuxigeenka dowlada Puntland oo Ka qaybgalay Xuska...

(Pi Garoowe) Xarunta jaamacada Puntland State University PSU ee Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayey maalinta midowga jaamacadaha Qaarada Afrika oo sanad walba 12-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Prof. Axmed Jaamac Ganay oo Dhagax dhigay Dugsi Sare oo Laga...

Prof. Axmed Jaamac Ganay oo ka mid ah Aqoonyahanka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u Dhagax dhigay Dugsi sare oo ay yeelanayso Deegaanka Bandar-Ziyaada ee Qaw,ka dib Munaasabad ka dhacaday deegaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg — Dowlada Denmark oo kansashey Shirwayn oo Madaxweyne Xasan la...

Dowlada Denmark oo soo abaabushey Shirka New Deal ee ka dhacaya Magaalada Copenhegan 19 iyo 20 Novembar ayaa hada sheegtey in la kansaley kulan qayb ka ahaa shirkaas kasoo ahaa kulankii Qurba joogta...

View Article

Xildhibaanadii kasoo horjeedey Mooshinka oo Warsaxaafadeed soo saarey

Xildhibaano gaaraya 110 xildhibaan oo kasoo horjeeda mooshinka ka dhanka ah xukuumada ee Xildhibaanada qaar soo gudbiyeen. Xildhibaanada diidan Mooshinka ayaa soo saaray Warsaxafadeedkaan RIIX HALKAAN...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada puntland ee dalka Malaysia oo ka tacsiyadanaysa  Geerida Ugaas...

Dhamaan jaaliayada ee dalka Malaysia waxay  ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid allaha unaxariistee ugaaas axmed ugaas maxamed (geesood) oo ku geeriyooday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug . Jaaliyadu...

View Article

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay labo dumar oo isa soo Miidaamiyay.

(Pi Nairobi) Booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay oo xiray 10 ruux oo ay ku jiraan labo dumar oo lagusoo xiray waxyaabaha qarxa, kuwaas oo ka gudbay xaduudka ay wadagaan Soomaaliya iyo Kenya....

View Article


DHAGAYSO COD:-Xaggee Marayaa Mashruuca lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha...

Mashruuca lagu dhisayo Dhabaha ay Diyaaraduhu ku Ordaan ‘’Runway’’ ee Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso ayaa maraya meel wannaagsan,xilli dhowaan Markabkii ugu horeeyay oo siday Qalabka lagu dhisayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Yusuf Maxamuud Buux oo 12.11.2014 ku geeriyoodey Buurtinle

Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Alla ha u Naxariistee Yusuf Maxamud Buux oo 12.11.2014 ku geeriyoodey Magaalada Buurtinle. Waxaa Marxuumka Illaah looga...

View Article

Saraakiisha Qaramada Midoobay oo cambaareeyay siyaasada Midowga Yurub uu kula...

(Pi New York) Saraakiisha Qaramada Midoobay ayaa dhaleeceeyay howlgalka Operation Triton ee ah siyaasadda cusub uu Midowga Yurub ku xakamaynayo tahriibayaasha isku dayaya in ay galaan qaarada Yurub....

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live