Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Alla ha u Naxariistee Yusuf Maxamud Buux oo 12.11.2014 ku geeriyoodey Magaalada Buurtinle.
Waxaa Marxuumka Illaah looga baryayaa jano Waarta iyo dambi dhaaf , Ehelkana Samir iyo iimaan.
AAAmiiiin
AAAmiin
Amin.