Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Alla ha u...

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas isagoo ku hadlaya Magaciisa kan labada Gole iyo kan shacabkaba wuxuu Tacsi u dirayaa shacabka Puntland geeridii ku timid Alla ha u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah— Madaxweyne Xasan Shiekh oo Beesha Caalamku ugu yeerteen...

Wararka aan hada heleyno waxay sheegayaan In Madaxweyne Xasan Sheikh looga yeerey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho halkasoo ay goordhaweyd soo gaareen Masuuliyiin ka socda Beesha Calamka. Madaxweynaha...

View Article


R.W Cabdiweli oo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Ugaas Axmed...

Mogadishu, 09 November 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Dhagayso) Guddoomiyaha degmada Bosaso oo qabtay hawl muhiim u ah...

Guddoomiyaha degmada Bosaso Mudane Xassan Cabdala Xassan ayaa Shahaado sharaf Guddoonsiiyay Hormuudka Xaafadda Safarow,ka dib markii ay ku guulayteen Barnaamijka Darisaynta Xaafadda,kaasi oo la filayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Raysal Wasaare Cabdiwali oo ku biirey kulanka ka socda...

Muqdisho–9 Nov.2014–Pi– Iyadoo maanta duhurkii looga yeerey Madaxweyne xasan Sheikh Maxamuud Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade oo ay ku sugan yihiin Masuuliyiin ka socda Beesha caalamka,ayaa hadana waxaa...

View Article


TACSI:— Gudoomiyaha iyo dhamaan xubnaha Jaaliyada Puntland ee Denmark oo ka...

Inaa lihaahi wa inaa ilaahi raajiciin. Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Danmark ee fadhigiisu yahay magaalada Århus Siciid Daahir Dhimbiil waxa isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo magaca dhamaan xubnaha...

View Article

Nicholas Kay:’’Madaxda Soomaalida waa inay Khilaafkooda dhameeyaan ka hor...

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha DFS ka codsaday inay xaliyaan khilaafka u dhexeeya,ka hor inta aan la gaarin shirka ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Dowlada Puntland oo maanta aas qaran u sameysay marxuum Ugaas Axmed...

(Pi Galdogob) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug kaga qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay Ugaaski Guud ee Beesha Tanade Daarood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Masuuliyiinta Dowlada Federaalka oo si cad loogu sheegey iney...

Warar rasmi ah oo howlwadeenada Puntlandi ka heleen illo wargala oo dublamaasiyadeed ayaa faahfaahin kasoo saaraya kulankii shalay dhexmaray Raysal Wasaare cabdiwali, Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Beesha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kulan soo dhaweyn ah u qabatay...

(Pi Garoowe) Wasaaradda caafimaadka dowlada Puntland ayaa maanta soo dhaweyn ballaaran u samaysay Idil Cabdi Khaliif Sheekh Xasan Ajaayo oo ku guulaysatay agaasimaha cusub ee shaqada iyo shaqaalaha ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo hadal ka jeediyey Shirka Hay’adda...

(Pi Muqdisho)  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hadal ka jeediyey shirka wada jirka ah ee Hay’adda Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News : Shariif Xasan oo ku gacan sayray dalabkii ahaa in 2 week la...

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Sheikh Aaden ayaa ku gacan sayrey dalabkii maanta ay Masuuliyiinta Dowlada Federaalku ku dalbadeen in Shirka Baydhabo dib loo dhigo mudo laba todobaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhageyso) Baashiga beesha reer Cumar Cabdullahi Maxamuud Aw- Cusmaan oo ka...

(Pi Garoowe) Cabdullahi Maxamuud Aw- Cusmaan oo ah baashiga beesha Reer Cumar  ee Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid allaha unaxariistee Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali Geesood » oo ahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxgaradka Beesha Leelkase, wakiilna ka ah Jaaliyadda Puntland ee Finland oo...

Culimada, Aqoonyahanada iyo wax garadka beesha Leelkase oo wakiil ka ah Jaaliyadda Puntland ee wadanka Finland waxa ay si tiiraanyo leh ka tacsiyeeyneysaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ugaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Jaaliyada Aalborg ee Denmark oo ka tacsiyeynaya Geerida Ugaas Axmed

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aalborg Dalka Denmark Waxay tacsi u dirayaan guud ahaan shacabka Puntland gaar ahaan Qoyskii , Ehelkii Iyo Asxaabtii Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo Shalay 9...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliayada Puntland ee Birmingham oo Ka tacsiyeeyey Geeridii ku timi Ugaas...

INAA LILAAHI WA INAA ILAAH RAAJUCUUM MA DHINTE WAA DHAMAAN JAALIYADA REER PUNTLAND EE BIRMINGHAM UK  RAG IYO DUMARBA WAXAY TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAAN QOYASKII,EHELKII IYO DHAMMAAN SHACABKA...

View Article

War Deg Deg ah– Xildhibaan Dalxa oo lagu shirqooli lahaa hadal uu xalay yiri...

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa saaka ka badbaaadey isku day dil ka dib markii gaarigiisa ay soo weerareen kooxo hubeysan oo gaari kale wata kusoo rasaas ooda uga qaadey Gaariga Xildhibaanka,...

View Article


Dhagayso Codka Buuqa iyo Fadeexada maanta ka dhacday Hoolka Baarlamanka ee...

Kulankii Guddoonka Baarlamanka DFS uu ku doonayay inuu Xildhibaanada ugu qaybiyo Mooshinka ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha  ayaa guul daro ku dhamaaday,ka dib markii Xildhibaanada kaso horjeeda Mooshinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta nala daawo iyo Xildhibaanadoo is garaacaya

Sawirkaan hoosana waa sawir kulan hore oo dhexmaray Xildhibaanada, Kulankii maantana haduu sii soconlahaa kulankaan hoose oo kaluu ku dhamaan lahaa inkastoo hada Kuraasta Baarlamaanka ay dhulka ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Xildhibaanada DFS oo Guddoomiyaha Baarlamanka la hortagay...

Xildhibaanada taageersan Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa maanta  Guddoomiyaha la hortagay Waraaqo ay ku qoran yihiin Halku dhigyo ay ka mid tahay ‘’Mooshin Lacag ah Maya’’,waxaana Waraaqaha ay horgeeyen...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live