Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

TACSI:— Gudoomiyaha iyo dhamaan xubnaha Jaaliyada Puntland ee Denmark oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood

$
0
0

Inaa lihaahi wa inaa ilaahi raajiciin.

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Danmark ee fadhigiisu yahay magaalada Århus Siciid Daahir Dhimbiil waxa isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo magaca dhamaan xubnaha jaaliyada Puntland ee Danmark uu tacsi tiirayno leh u dirayaa dhamaan qoyskii,qarabadii iyo dhamaan shacbiga reer Puntland iyo midka soomaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ugaaskii beesha Tanade Daarood, Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood.

Allaah ha u naxariiste marxuumka ayaa ka mid ahaa tiirarka waaweyn ee laf dhabarka u ahaa dhismaha iyo dheeli tirka nabad iyo dawaladnimada Puntland.

Jaaliyadu iyadoo yaqiinsan in geerudu xaq tahay, waxaan hadna shaki uga jirin in ay shacbiga Puntland ay waayeen shaqsiyad maamuus iyo maqaam weyn ku lahaa nabad iyo horumarka ka jiraa deganadooda.

Ugu dambeyntii Jaaliyadu waxay Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood Allaah uga baryayaan naxariis iyo dembi dhaaf, qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacbiga Puntland in Ilaah samir iyo iimaan ka siiyo

Waxaa halkan tacsi ka diraya xubnaha kala ah :-

Suldaan Xusein Ramadaan
Bootaan Barre Samatar
Abdi Abshir Aden
Oday Cabdi Xasan Abuukar
Oday Salaad Ileeye
Caaqil Maxamed Farax Sandheere
Dr.Said Ahmed oor
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Cali Daahir Jamac Kawis ( Qalinle)
Cabdirisaaq Yusuf Cali Xoosh
Cabdikariin Ciise Cali
Oday Qandala
Maxamuud Geele Cumar
Hussein Baynax Barre
Mohamed Hassan Gelle
Xildhibaan Ibraahim Dhaqane
Nabdoon Maxamed Aden Rooble
Maxamuud Axmed Cali (Ilkacase)
Dr.Mohamed Jamac
Dr.Cabdirizak Jamac Ciise
Sheekh Ibraahim Saalax Aadan
Cabdicasiis Gurxan
Cbdullaahi Xaashi Wayrax
Dr.Cabdi Muuse Shiil
Cabdikhaliif Mire
Ex- Govoner Maxamed Faarax Ciise
Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Jamac
Oday Yuusuf Shancad
Cabdi Xasan Ciid
Abdulaahi shiine
Bashiir Quule
Maxamuud cigaal Jakarab
Mohamoud Omar Bulqaas
Mohamed Abdulaahi Hussein (Shoortaayo)
Abdi Saahid Ahmed Barre
Mohamoud Osman (Surka)
Ahmed Hussein Farax (Heeryo)
Salah Said Diiriye
Maxamuud Xarago
Mustafe Yare
Yusuf Cartan
Abdullaahi Ahmed Haragweyn
Eng.Omar Mohamoud
Abdiqadir Sandeyl
Cabdirisaq Cali Xaaji
Farah Isse Said
Siciid Xuseen Faarax
Siciid Maxamed Siciid
Faadumo Cali Maxamed
Xaawo Shabac
Mulaaxo Xaraare
Sahra Faarah
Isir M Dhoore
Asli Cabdulaahi Madaxey
Maryan Jamac Aar
Faadumo Axmed Ciid
Ubax Axmed Ciid
Bashiir Cali Adan
Maxamed Axmed Shiino
Abdirahman Hirsi Noor(Shiine)
Ahmed Mohamed Isse(Dhakal)
Jibriil Adan Galool
Siciid Shabaab
Daahir Maxamed Cali Cariif
Cadnaan Maxamed Cusmaan
Ubax Maxamed Cusmaan
Idiris Xaaji Cali
Cabdirisaaq Jamac Xasan
Mursal Dhagaweyne
Warsame Dhagacade
Muuse Caydaruus
Caydaruus Jamac Faarax
Farxaan Ali Haashi
Siciido Cusmaan Xaaji
Xaawo Abdi Abshir
Sucaad Mohamed Baynax
Farxiyo Hassan Siciid
caasho Koronto
Farxiya Xasan Cali Xaashi
Sahro Xasan Cali Xaashi
Khadiijo Xaaji Axmed
Ubax Maxamuud Kadawe
Caasho Cusmaan Firin
Caasho Xirsi Nuur
Sureer Cali Maad
Hodan jeer Jeer
Canab Cabaase
Hodan Yusuf Nuux
Canab Xuseen Xaraare
Idil Xasan Cusmaan Kenadiid
Sagal diiriye Colaad
Abdihalim M.Ali-ilwen
Ahmed Mohamed Nuur
Axmed Cabdi Yusuf
Siciido Adan Bidaar
Mohamed Shukri
Cabdulaahi Joocaar
Maxamed Xasan Dooyo
Cabdulaahi Hoover
Yusuf Ilweyn
Iiman Maxamed Cali
Farax Camashuluq
Cabdinasir Axmed Cigaal
Abdifatah Ali Maas
Mohamoud Ali Hirsi ( Herlev)
Cabdulaahi Gabeyre
Cali Geel-xoor
Maxamed Yusuf Qaylo
Cabdirashiid Khaliif
Nuune salaad
Saciid Daahir Barkhadle
Cali Ciise Dheere
Mahad Ali Mohamed( Qoloocow)
Mohamed Guray
Mohamed Abdulaahi Haashi (Elay)
Mohamoud Muse Hasan Weli
Cabdinasir Cabdiqadir Cadceed
Mohamoud A/qadir Haaji
Mohamed Ali Dheere
Axmed Wariye
Cabdiraxiin Xasan Jabuuti
Saciiid Karuur
Maxamuud Xaamud
Maxamed Ciise Cabdi
Cabdilaahi Khaliif Fiiqow
Abdulaahi Ali Shaandhe iyo Mumtaas Mohamed Faraax
Najiib Qoob-leex iyo Jamiilo Looyaan
Axmed Faarax Siciid
Maxamed Cali
Mohamed Abdi Cartan

Sidoo kale maamulka iyo hawlwadeenada shabkada caalamiga ah ee Puntlandi waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood in Alaah samir iyo iimaan ka siiyo, marxuum kana waxaana Ebbe uga baryeynaa dembi dhaaf iyo naxriis( Amiin)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles