Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Puntland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo wadahadal uga...

bishaan Septembar dhamaadkeeda ayaa lagu wadaa in Magaalada Garowe uu ka bilowdo wadahadal dhexmara Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland,  wadahadaladaas oo ay hogaamin doonaan Madaxweynaha Dowlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhagayso) Ila Qosol:Hogaamiye Qaybdiid:’’Xayiraadii aan kuso rognay...

Hogaamiye Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid ayaa sheegay inuu ka laabtay Qaylo dhaantii Colaadeed ee uu ka bilaabay Gobolka Mudug,ka dib markii arkay in Puntland aysan dhegjalaq u siinayn Durbaanka...

View Article


(Dhagayso) Wasiirka xannaanada Xoolaha Puntland:” Waan kusoo guulaysanay...

(Pi Garoowe) Wafdi ka tirsan dowladda Puntland oo ku dhawaad muddo bil ah ku sugan degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku guulaystay inay Maamul ussameeyaan degmada Dhahar....

View Article

(Dhagayso) Dowlada Puntland oo ka jawaabtay hadalkii maanta kaso yeeray...

Wasiirka Hawlaha guud iyo Gaadiidka Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana ayaa nasiib daro ku tilmaamay hadalka kaso yeeray Hogaamiye Qaybdiid ee ku saabsanaa inuu fasaxay wax uu ugu yeeray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog cusub “Villa Soomaaliya oo u ololaynaysa in Cabdi Qaybdiid tago Garowe oo...

Dagaal ooge Cabdi Qaybdiid oo shidaalka uu ku hadlayo looga soo shubay Villa Soomaaliya ayaa markii uu ku hungoobey isku deygii handaada xambaarsanaa ayaa iminka ku war celiyey Qolyihii markii hore...

View Article


(Falanqayn+Cadaymo) Yaa Colaad ka hurinaya Gaalkacyo,ma Puntland mise...

Horu-dhac. Todobaadkii hore ayay ahayd markii Hogaamiyaha Galmudug Cabdi Xassan Cawaale ‘’Qaybdiid’’ uu magaalada Muqdisho ka bilaabay olole Siyaasadaysan kaasi oo uu saldhig uga dhigay in Puntland ay...

View Article

Somalia ranks worst in African rule of law index

Mon Sep 29, 2014 9:43am GMT By Astrid Zweynert LONDON (Thomson Reuters Foundation) – Somalia was the worst-ranked country in an annual African governance index released on Monday, which showed even...

View Article

(Dhageyso) Saraakiisha nabad galyada wadooyinka Puntland oo ka digay...

(pi Garoowe) Saraakiisha nabad galyada wadooyinka Puntland ayaa ka digay Khatarta ka imaan karta kororka Dareewalada aan Khiibrada buuxda lahayn oo sababay shil badan. Sidaasi waxaa sheegay Taliyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasiirka Waxbarsahada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland oo booqaday...

( Pi Gaalkacyo) Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare  Dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa saakay booqosho ku tagay qaar kamid ah xarrumaha waxbarashada ee gobalka Mudug. Xarrumaha oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Markab sida 28,000 oo Neef oo ka dhoofay Dekeda Bosaso.

Markab lagu magacaabo ALPHA-LIVE STOCK oo sida  Xoolo tiradoodu ay gaarayso 28,000 oo Neef ayaa maanta ka dhoofay Dekeda wayn ee Bosaso,kaasi oo ku wajahan wadamada Khaliijka. Xoolaha ka dhoofay Dekeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News:Daawo Sawirada Xoolo Tira badan oo maanta ka dhoofay Dekeda Bosaso.

Warsidaha Puntlandi ayaa akhristayaashiisan la wadaagaya Sawirada Mrakab qaaday Sideed iyo Labaatan Kun oo Neef  (28,000) oo maanta ka dhoofay Dekeda wayn ee Bosaso. Hoos Ka Daawo Sawiro Badan;...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Hay’adda Daryeelka bulshada Puntland oo maanta la wareegtay...

  (Pi Garoowe) Hay’adda Daryeelka bulshada ee dowladda Puntland ayaa maanta lagu wareejiyay siyaasada guud ee lagu maamulidoono dadka naafadaha ee ku nool gudaha gobolada Puntand. Siyaasadaan oo lasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo Wakiil usoo magacaabatay Dalka Finland

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa Eng. Cabdirsaaq Muuse Cali Ilweyn loogu magacaabey Wakiilka Dowlada Puntland u fadhiya Dalka Finland iyadoo fadhigiisu noqon doona Magaalada...

View Article


(Dhageyso) Cutubyo katirsan ciidanka daraawiishta Puntland oo tagay degmada...

(Pi Garoowe) Cutubyo katirsan ciidanka daraawiishta Puntland ayaa tagay degmada Dhahar ee gobolka Haylaan halkaas oo dhawaan loo sameeyay maamul gole deegaanka  oo doortay gudoomiye iyo ku xigeenka....

View Article

(Dhageyso) Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal oo xukun 20 sano ah...

(Pi Garoowe) Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukun 20 sano ah ku riday nin lagu helay inuu tacadiyo iyo gabood falo  ka dhanka ah xaquuqda Aadanaha ugeysan jiray dumarka. Ninkaan ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasaaradda waxbarashada Puntland iyo Midowga Yurub oo ka shiraya...

(Pi Garoowe) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Puntland ayaa maanta furtay shir ku saabsan dabagalka iyo la xisaabtanka Mashaariicyadii la qabtay lixdii Bilood ee la soo dhaafay. Shirkaan...

View Article

(Dhagayso) Ciidamada Booliska Gobolka Bari oo wada hawl galo kor loogu...

(Pi Bosaso) Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa hawlgal ay sameeyen kuso qabtay dhalinyaro tiradoodu gaarayso Toban,kuwaas oo falal amaan daro ah xilliyada habeenkii ah ka samayn jiray magaalada....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wasaaradda amniga Puntland oo tababar ku saabsan xoojinta amniga...

(Pi Garoowe) Wasaaradda amniga dowladda Puntland ayaa maanta tababar u furtay saraakiil kasocday laamaha booliska iyo qeybo katirsan shacabka, kuwaas oo la baridoono daruus kusaabsan sidii xoojinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Doorashada Guud ee Dalladda Midowga Ururada dhalinyarada Gobolka...

(Pi Bosaso) Shir lagu doortay Guddoomiyaha iyo Boarka Dalladda Midowga Ururada dhalinyarada Gobolka Bari  ee ABAYAN ayaa maanta ka dhacday magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Maamulka Gobolka...

View Article

Dowladda Ugandha oo qabatay fariimo ay isdhaafsanayeen Alshabaab iyo...

(Pi Kampala) Dowladda Ugandha ayaa qabatay fariimo qadka taleefoonka ah oo dhexmarayay mintidiinta Alshabaab iyo kooxaha Alqaacida ee ku sugan waqooyiga Afrika, iyagoo ka arinsanayay weerar ay la...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live