Daawo Sawirada Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo si habsami leh u shaqaynaya.
Saxaafadda Puntland ayaa faafiyay Warar Been abuur ah oo ku saabsan inay hakad gashay shaqada Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo,xilli shaqada Garoonku ay si caadi ah us socoto. Warsida Puntland oo si...
View ArticleBREAKING NEWS— Shir deg deg ah oo ku saabsan Gaalkacyo oo Golaha wasiirada...
Waxaa Madaxtooyada Puntland ka socda shir aan caadi ahayn oo Golaha Wasiiradu ka yeelanayaan Xaalada Gobolka Mudug. Shirka ayaa waxaa shir Gudoominaya Madaxweynaha Puntland Mudane Gaas. Wasiirka...
View Article(Dhageyso) Wasiirka warfaafinta Puntand,” Majirto cid awood uleh inay...
(Pi Garoowe) Dowladda Puntland ayaa sheegtay inaysan jirin cid awood uleh inay xanibaad kusoo rogto garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo oo weli s rasmi a u wada howlihiisa shaqo ee caadiga...
View ArticlePRESS RELEASE Extraordinary Meeting of the Council of Puntland Ministers,...
The Government of Puntland State of Somalia Ministry of Information, Telecommunication, Culture and Heritage September 26, 2014 Downlod pdf-PRESS RELEASE Extraordinary Meeting of the Council of...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey Gaalkacyo iyo Ciidanka Puntland oo heegan ku jira...
Kadib markii uu Cabdi Qaybdiid sheegey inuu falal Argagixiso ka fulin doono Gaalkacyo ayaa Ciidanka amaanka Puntland waxay adkeeyeen amaanka Gobolka. Qaubdiid wuxuu shalay ku guudiyey in uu...
View Article(Sawirro) Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland oo...
(Pi Garoowe) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa sagootisay 11 arday ah oo sanadkaan deeq waxbarasho looga helay Dalka Suudaan oo kamid ah wadamada ugu badan ee fursadaha...
View Article(Sawirro) Beeldaaje Ismaacil Beeldaaje Yaasiin iyo UNSOM oo ka wada-hadlay...
(Pi Garoowe) Beeldaajaha guud ee deeganada Cal Bari ee Puntland Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo madaxa siyaasadda UNSOM Tomoko Kubooto ayaa khamiistii Garoowe ku qaatay shir ay uga...
View Article(Sawirro) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo...
(Pi Garoowe) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Saaka Waaberigii Kormeer Rasmi ah ku Tegay Xaruntii Hore ee Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Xaruntaasi ayaa waxaa hada...
View ArticleDAAWO SAWIRO:Rakaabka ka dhoofaya Garoonka Gaalakcyo oo Saf ugu jira...
Sawiro Horu-dhac ah ayaan ka helnay Garoonka Diyaaradaha ee Gaalakcyo oo si habsami leh u shaqaynaya iyo Diyaarada ugu horaysa oo qaadaysa dad Rakaab ah oo saaka ka duulaysa Garoonka Diyaaradaha ee...
View ArticleGaroonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo aan dhag u jalaqsiin Dagaal ooge...
Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf International ayaa shaqadiisu u socotaa si habsami ah, dhamaan duulimaadyadii loogu talagalay maanta iney yimaadaan way soo degeen. Sawirkaan kore waa saaka iyo...
View Article(Dhageyso) Wasiiro katirsan dowladda Puntland oo booqday garoonka diyaaradaha...
(Pi Gaalkacyo) Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland oo xalay kasoo tagay magaalada Garoowe iyo Maamulka Gobalka Mudug ayaa saaka booqday garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee...
View ArticleISHII BUGTAY KU BIKAACSO:Daawo Sawiro dheeri ah oo ku saabsan habsami u...
Hawlaha Duulimaad ee Garoonka Gaalkacyo ayaa wali si habsami leh u socda,waxaana maanta Garoonka Kormeer indha Inndhayn ah ku tagay Madax ka tirsan Dowlada Puntland oo uu horkacayay Wasiirka Wasaaradda...
View ArticleDaawo Sawiradii ugu dambeeyay ee hawlaha shaqo ee Garoonka Diyaaradaha...
Hawlaha shaqo ee Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ayaan marna hakad ku iman maalmihii ugu dambeeyay,waxaana uu u shaqaynayay sida uu horay ugu shaqayn jiray,inkasta oo Hogaamiye Qaybdiid uu shalay...
View ArticleUrurka Alshabaab oo dhagax ku dilay haweenay 33 jir ah
(Pi Baraawe) Ururka Alshabaab ayaa dhagax ku dilay haweenay ku noolayd degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose jimcihii shalay kadib markii maxkamadooda ay kusoo oogtay dambi ku saabsan gogol...
View Article(Dhagayso) Nabadoonada Mudug oo Fariin adag u diray Hogaamiye Qaybdiid.
Nabadoon Daahir Dhagngad oo horay uga mid ahaa Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in Hogaamiye Qaydiid ay Daaha gadaashiiga taagan tahay Dowlada Federaalka Soomaaliya,si Colaad iyo khalkhal uga abuuuro...
View Article(Dhagayso) Wasiirka Waxbarashada Puntland:’’Qofkii Fidno iyo dhibaato bilaaba...
Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland ayaa xalay gaaray magaalada Gaalkacyo,kuwaas oo ujeedadoodu ay tahay inay Bulshada gaarsiiyan Fariin kaso baxday Dowlada Puntland, ka dib kulan aan caadi...
View ArticleWar Deg Deg ah ..Xog Muhiim ah — Shaxda lagasoo maloogey Villa Soomaaliya ee...
Sida ay llo lagu kalsoon yahay noo Xaqiijiyeen Arimaha uu wado Cabdi Qaybdiid ayaa ah kaarto lagasoo maloogey Villa Soomaaliya, Qorshaha ayaa ah sidaan KU QABSO KU QADI MAYSIDE. Arinta la wado ma ahan...
View ArticleWaa sidee maanta Xaaladda Gaalkacyo,Abdi Qayb Qaybiid Xaggee ku...
Xaalada guud ee magaalada Gaalakcyo ayaa ah mid caadi ah,waxaana Nolosha Bulshadu ay u socotaa si caadi ah,mana jiraan saamayn ay ku yeelatay Hanjabaadii uu Qaybdiid Jeediyay. Garoonka Diyaaradaha ee...
View ArticleWar Deg Deg ah — Xaafada Baraxley oo looga Qaxay Dagaal ooge Cabdi Qaybdiid
Wararka aan ka heleyno Xaafada Baraxley ayaa sheegaya in Xaafada laga Qaxayay labadii maalmood ee lasoo dhaafey iyadoo shacabka Xaafadu ay hoosta ka xariiqeen iney ka Qaxayaan Horjooge Cabdi Qaybdiid...
View Article