(Sawirro) Dugsiga sare ee Gambool oo shaaciyay natiijada ardayda sanadkaan u...
( Pi Garowe ) Qoraalo lagusoo dhajiyay gidaarada dugsiga sare ee Gambool ee kuyaala magaalada Garowe ayaa saakay lagu shaaciyay natiijada ay heleen ardayda sanadkaan u fadhiisatay imtixaanka aan...
View Article(Dhageyso) Qaar kamid ah ardaydii maanta ku baastay imtixaanka naqliga ee...
(Pi Garowe ) Warbaahinta Puntlandi.com ayaa maanta wareysi kala duwan la yeelatay qaar kamid ah ardaydii maanta dugsiga sare Gambool ee Garowe utagay inay arkaan natiijooyinkoodii ku aadanaa...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Denmark oo xaflad taageerada Boqorka Daarood...
Copenhegan–07 Juun 2014–Pi– Jaaliyada Puntland ee Dalka Denmark ayaa Magaalada Copenhegan isugu timid Xaflad balaaran oo lagu Taageerayo looguna hambalyeynayo Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan...
View ArticleBreaking News—Maxamed Saciid Atam oo Muqdisho isu dhiibey Dowlada Federaalka
Warar aan hada helney ayaa sheegey in Maxamed Saciid Atam oo ahaa hogaamiyihii Al-shabaabka Buuraha Galgala uu isu dhiibey Dowlada Feferaalka, Mana cada xiliga iyo goorta uu tagay Muqdisho. Maxamed...
View ArticlePress Releases– UN Envoy for Somalia welcomes release of hostages, calls for...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 24/2014 UN Envoy for Somalia welcomes release of hostages, calls for all remaining captives to be released...
View ArticleDhageyso Maxamed Siciid Atam oo Shir jaraa’id qabtey ka dib markuu isusoo...
(Pi Muqdisho) Maxamed Siciid Atam oo ahaa hogaamiyihii maleyshiyada Alshabaab ee buuraha Galgala ayaa galabta lagusoo bandhigay magaalada Muqdisho kadib markii uu ku dhawaaqay inuu ka baxay kooxda...
View Article(Dhageyso) Dowladda Puntland oo soo dhaweysay go’aankii uu qaatay Maxamed...
(Pi Garowe ) Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay go’aankii uu qaatay Maxamed Siciid Atam oo ahaa hogaamiyihii hore ee kooxda Alshabaab uqaabilsanaa buuraha Galgala, kaas oo galabtay ku dhawaaqay inuu...
View ArticleWafdigii Puntland uga qaybgali lahaa shirka Sweden oo hada kusii jeeda...
Wasiirka Xiriirka Caalamiga puntland Cali Axmed FaaraxWaxa dhawaan ka furmaya Caasimada Sweden ee Stockholem Shir Caalami ah oo ay soo qabanqaabisey Wasaarada arimaha dibada ee dalka Sweden,Shirka...
View ArticleWafdi balaaran oo ka socda dowladda Turkiga oo maanta Bosaso kusoo wajahan.
Bosaso–8 juun,2014–Pi– Wafdi ka socda Dowlada Turkiga oo uu hogaaminayo Qunsul ku xigeenka safaarada DowladdaTurkiga ee Soomaaliya ayna kamid yihiin Ganacsato iyo Wakiilo ka socda Shirkado khaasa...
View ArticleWafdigii Dowlada Jubbaland uga qaybgali lahaa shirka Sweden oo Nairobi kasoo...
Nairobi–9 Juun,2014–Pi– Waxaa Xalay (7 juun 2014) ka duulay Nairobi Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Jubbaland Mudane Abdighani Abdi Jama iyo la taliyaha Madaxweynaha Mudane Abdi...
View ArticleDHAGEYSO COD:— Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo soo dhoweeyay is dhiibista...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyay laanta afsoomaliga ee VOA ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan isi soo dhiibitaankii Hoggaamiyaha Al-Shabaab u qaabilsanaa...
View ArticleWafti uu hogaaminayo qunsulka safaarada Turkiga ee Somaliya oo maanta lagusoo...
( Pi Bososo) Wafdi uu hogaaminayo qunsulka safaarada Dowladda Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta lagusoo dhaweeyay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari . Wasiirka maaliyada dowladda Puntland Shirre...
View Article(Dhageyso) Garsoorayaasha qabanaya ciyaaraha gobolada Puntland oo maanta loo...
(Pi Garowe ) Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland ayaa maanta tobabar ufurtay 13 garsoore oo heer Puntland ah oo qabandoona ciyaaraha kubadda cagta ee gobolada Puntland oo maalin...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawirada Qunsulka Turkiga u fadhiysa Soomaaliya iyo...
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Qunsulka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Cumar faaruuq,oo ka kooban Ganacsato ayaa maanta si wayan loogu soo dhoweeyay Puntland,ka dib markii ay maanta kaso dageen...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Sweden “Soo dhaweynta Wafdiga...
Dhamaan Jaaliyada Jubaland ee Magaaladda Stockholm waxaa la ogeysiinayaa iney ka soo qeybgalaan Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayo waftiga Jubbaland ee Martida inoo ah, kuwasoo u yimid kasoo...
View ArticleMaraykanka oo muwaadiniintiisa uga digay weeraro argigixiso oo ka dhaca Jibouti.
(Pi Jiubuti) Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay suurtagalnimada weeraro argigixiso oo lala maleegayo dadka Ameerikaanka ah ee ku nool Jibuuti. Safaarada Marayanka ee Jibuti ayaa...
View ArticleWafdiga Turkiga oo maanta ka ambabaxaya Bosaso
Wafdigii balaaraa ee ka socdey Dalka Turkiga oo Xalay u hoyday Bosaso ayaa maanta ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Wafdiga ayaa xalay kulmo goos goos ah la qaatay Masuuliyiin iyo Ganacsato reer...
View ArticleDHAGEYSO COD:— Odayaal waxgarad ah iyo siyaasiyiin Puntland ah oo soo...
Maxamed Siciid Atam oo ahaa hogaamiyihii maleyshiyada Alshabaab ee buuraha Galgala ayaa doraad lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho kadib markii uu ku dhawaaqay inuu ka baxay kooxda Alshabaab. Shir...
View ArticleMaqaal:-Indhoole dhalanteed arkaya!
Dhalinyarada ayaa waxaa lagu tilmaamaa inay yihiin awooda ama tiir dhexaadka ummad ama shacab leeyahay, dhalinyaradu waa halka laga maleeyo ama laga cabiro masiirka wadan yeelan doono. Guud ahaan...
View Article(Sawiro) Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo Xoriyadooda siisay...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Bari,Karkaar,Sanaag,Hayland iyo Gardafuu ayaa xoriyadooda siisay Sideed eedeysane,oo isugu jira Rag iyo Dumar,kuwaas oo ku eedeysanaa inay ku lug lahayeen...
View Article