Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

(Dhageyso) Qaar kamid ah ardaydii maanta ku baastay imtixaanka naqliga ee dugsiga sare Gambool oo kahadlaya dareenkooda farxadeed.

$
0
0

(Pi Garowe ) Warbaahinta Puntlandi.com  ayaa maanta wareysi kala duwan la yeelatay qaar kamid ah ardaydii maanta dugsiga sare Gambool ee Garowe utagay inay arkaan natiijooyinkoodii ku aadanaa imtixaankii ay galeen bishii may.

Dhammaan ardayda aynu wareysay ayaa ahaa ardaydii imtixaanka ku baasay ama ka gudbay. Waxaana sidoo kale inasoo suurtoobi weyday inaan helno arday kamid ah kuwii dhacay oo aan goobta ku sugnayn xilliga ay ardaydu inoo waramayeen.

Halkaan ka dhageyso codka ardayda.

Puntlandi.com- xafiiska Garowe.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512