Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arin naxdin badan oo ka dhacdey Copenhegan “Wiil Soomaali ah oo hooyadiis diley”

Arin aad looga naxo oo ka argagixisey Soomaalida Degan Denmark gaar ahaan Caasimada ayaa shalay ka dhacdey Magaalada Copenhegan, wiil Soomaali ah oo 20 jir ah ayaa diley hooyadiis, illaa hada lama oga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Madaxwaynaha Puntland oo kulan la qaatey madaxwaynaha...

(Galkacyo Pi) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta aqalka uu ka degen yahay magaalada Gaalkacayo waxa uu ku qaabilay Madaxweynaha maamulka Gal-mudug Cabdi Xasan...

View Article


Gollaha Wasiiradda DF oo Magaacaabay Guddi Wasiirro Ah Oo Ka Soo Talo Bixiya...

Muqdisho, April 17, 2014– Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Culumada Puntland oo sheegay inaan Gudniinka Sunnaha ah laga tagi...

Culumaa’udiinta Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inaan laga tagi karin Gudniinka,kana digay kan Fircooniga ah,ka dib kulan ay la qaateen qaybaha Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ugandan soldiers serving with the AMISOM trained Al-Shabaab fighters

By Pascal Kwesiga UPDF instructors trained ten Al-Shabaab fighters using African Union Mission in Somalia (AMISOM) facilities on instructions from their commanders. Lance Corporal, Jackson Byabagambi,...

View Article


Wararkii ugu dambeeyey ee Taleex iyo Xaalada Magaalada

Taleex oo mudo maalin ah ay gacanta ku hayeen Maleeshiyo isla deegaanka ah oo ka amar qaadanayey Maamulka Hargeysa ayay shalay galab isaga baxeen ka dibna waxay u ruqaansadeen Dhinca Laascaanood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Mahcadka Caafimaadka ee OTTI oo shahaadooyin gudoonsiiyey arday...

(Garowe Pi) Waxaa maanta xarunta wasaaradda haweenka ee magaaladda Garowe ka dhacey munaasibad shahaadooyin lagu gudoonsiinayey araday ka qalanjabisey machadka Caafimaadka OTTI ee magaaladda...

View Article

Ogaysiis DEG DEG ah oo ku socda Jaaliyada Jubaland ee Aarhus Denmark

Asc ww: Salaan qaali ah kaddib jaaliyadda Jubbaland ee magaaladda Aarhus Denmark waxay idinku wargalinaysaa shir muhiim ah oo dhicidoono Maanta oo Jamce ah inshaa Allah. Fadlan is gaarsiiya idinkuna...

View Article


German court jails Somali pirate for 12 years

A German court Thursday sentenced a Somali pirate chief to 12 years in jail for hijacking a ship off the Horn of Africa and tormenting its crew during an eight-month ordeal. The 44-year-old man was...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Cabdi Abshir Gabal oo Gaalkacyo ku geeriyoodey 17 april 2014

Waxaa magaalada gaalkacyo ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Cabdi Abshir Gabal taarikhda markay ahayd 17.04.2014 waxaan ka tacsi  marxuumka waxaan ilaah uga baryeeynaa janadii fardowsa ilaah ka...

View Article

Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo galabta Dooranaya Duqa Degmada iyo Madaxweyne...

Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa galabta shir ay isugu imaanayaan waxay ku dooranayaan hogaanka golaha oo ka kooban gudoomiyaha Degmada iyo ku xigeenadiisa. Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali...

View Article

Madaxweyne Gaas oo maanta booqdey Ciidamada Godod

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa safar aan horey loo shaacin amaanka awgeed wuxuu ugu ambabaxey Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Xerada Ciidamada ee ku taal Godiod ayuu saaka Madaxweynuhu booqdey,...

View Article

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Oo Degmada Jariiban U Ambabaxay

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas & wafdigiisa malmahan kusuganaa magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa saaka ay u amba baxeen degmada jariiban ee gobolka mudug safarka madaxweynaha ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Nadwado Cilmiyeedkii 12-aad Ee Ka socotay Masjidu Rawada Bosaso oo...

Waxaa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12-aad ee lagu qabto Bosaso. Mawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyadoo intay socotay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Dhagaysi) Dowlada Puntland oo hormarin arrimaha Bulshada ah ka wada...

Wasiirka Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha dhalinyarada Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdule iyo Cayaaraha Puntland iyo Xildhibaan Cabdicasiis Siciid Gacamay ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Saldhig markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Hay’adda Diakonia oo qalab xafiisyeed ugu deeqdey gudoomiyaasha...

(Garowe Pi) Wasaaradda Waxbarashadda Puntland ayaa maanta ka gudoontey hay’adda Diakonia qalab xafiisyeed loogu talagaley 20 gudoomiye oo wasaaradda waxbarashadda u qaabilsan dagmooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo koormeer Booqasho ku tagey...

(Garowe Pi) Gudoomiyaha gobolka Nugaal C/Qani Xaashi Cali (BUMBO) oo ay wahilayaan qaarkamid ah masuuliyiinta hay’addaha madaxabanaan ee Puntland ayaa koormeer booqasho oo salka ku haya u kuur galidda...

View Article


DHAGEYSO:— Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Hargeysa Xirsi Gaab oo waxuu doono...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Garaad Jamac Garaad Ismaciil oo shalay lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa hadalo qiiro iyo xamaasad caadifadeysan ka jeediyey wasiirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAGEYSO:— Ergayga Qaramada Midoobay Nicholas Kay oo ka hadlay Caqabadaha...

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in tubta lagu gaarayo doorashooyin dimuquraadi ah in Soomaaliya ay ka qabsoomaan sanadka 2016-ka ay wali taagan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(WARBIXIN+SAWIRO) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaaray Deegaanka Balli...

(Bali Busle) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live