Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

(Sawiro) Nadwado Cilmiyeedkii 12-aad Ee Ka socotay Masjidu Rawada Bosaso oo laso afmeeray,Bayaana laga soo saaray

$
0
0

Waxaa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii 12-aad ee lagu qabto Bosaso.

Mawduuceeduna uu ahaa (أعمال القلوب) , iyadoo intay socotay laga soo jeediyay Duruus aad u qiima badan oo ay ka qayb
qaateen Culimo kala duwan.

Darsigii ugu danbeeyay ee lagasoo jeediyo Masjidka Al Rawada waxaa uu kusaabsanaa Tawbada, Waxaana soo jeediyay Sh.Daahir Aw Cabdi, isagoo ka hadlay ugu horayntii  Qeexitaanka Tawbada oo ku tilmaamay in loola jeedo ” soo noqoshada loosoo noqdo Daacada Alle”.

Hoos Ka Akhrsio Bayaanka ay soo saareen Culumada,kana daawo Sawirada;-

baaqa nadwada._001

18 17 16 15 10 11 12 13 14 9 8 7


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles