DHAGEYSO COD: Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo sharaxay waxay ku wada hadleen...
Magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta 05 June 2013 ku kulmaan madaxweynaha JFS Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamed. Madaxweyne...
View ArticleGolaha Wasiirada Jubaland oo dhowaan lagu dhawaaqi doono
Kismaayo–5 Juun,2013–Pi– Waxaa kismaayo kasocda abaabulka soo xereynta Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland iyadoo Beel walba ay diyaar u yihiin Xildhibaanada ay tiro ahaan u heleen, balse ay dhiman...
View ArticleShir wayn oo looga hadlayo Xaalada Soomaaliy oo ay isugu yimaadeen Wasiiro ka...
Nairobi–5 Juun,2013–Pi– Hotel Chester House ee Magaalada Nairobi Waxaa maanta ka dhacay shir wayn oo looga hadlayay doorka Xukuumada Federaalka ah iyo Wadada ay ku taagan tahay, Shirka Waxaa kasoo qayb...
View ArticleKenya and Somalia step up efforts against Al-Shabaab attacks
Sagana, June 05, 2013 President Uhuru Kenyatta and his Somalia counterpart Hassan Sheikh Mohamud have directed their respective security forces to work closely in eliminating Al-Shabaab security...
View ArticleWar Deg Deg: Heshiiskii ka soo baxay kulankii dhex maray Madaxweyne Xasan...
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya, Xasan Sheekh Maxamud iyo Uhuru Kenyatta ayaa maanta heshiis ka kooban shan qodob ku kala saxiixday xarunta madaxtooyada Sagana ee gobolka Nyeri ee dalka...
View ArticleDaawo Sawirada Madaxweynaha Puntland oo Maanta la kulmey Xildhibanada...
Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo weli booqasho ku jooga dalka Nairobi ayaa caawa 5 June 2013 ka qayb galey casho sharaf ay soo qaban qaabiyeen xildhibaanada Somalida ee ka...
View Article(Warqadii oo orjinaal ah)Safiirka Soomaaliya ee Dubai oo Warqad been abuur ah...
Dubai– 6 Juun,2013–PI– Howlwadeenada Puntlandi.com ayaa heley Warqad muran dheer ka dhex dhalisey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dubia iyo Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya, Warqada ayaa Safiirkuu...
View ArticleWar Deg Deg ah– Math Baugh Safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya oo la badalay...
London–6 Juun,2013–Pi— Math Baugh Safiirkii Ingiriiska u Qaabilsanaa Soomaaliya ayaa la badalay waxaana lagu badalay Desmond Patrick Neil Wigan oo loo yaqaan Neil Wigan wuxuuna shaqada bilaabayaa...
View ArticleMr Neil Wigan has been appointed British Ambassador to Somalia.
He will succeed Mr Matt Baugh, who will be transferring to another Diplomatic Service appointment. Mr Wigan will take up his appointment during June 2013, Mr Wigan joined the FCO in 2000 and has worked...
View ArticleDAAWO VIDEO: Maamulka Idaacada iyo TV-ga Puntland oo shaaciyey xilliga ay...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh iyo Madaxweyne Puntland...
Nairobi– 6 Juun,2013–Puntlandi.com— Hotel Safari Park oo Madaxweyne Xasan Sheikh degan yahay ayaa waxaa hadda ka socda Casho ay Wada leeyihiin Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh...
View ArticleFaahfaahin kooban– Hotel Safari Park oo ay kuwada habeynsadeen Labada...
Nairobi–6 Juun,2013–Puntlandi.com— Hotel Safaari Park ee Magaalada Nairobi oo caawa Fiidkii saacada Afrikada Bari uu kulan isugu jira Casho iyo kulan gaara oo daba socda Cashada uu uga bilowdey...
View ArticleWar deg Deg ah– Wadahadaladii u socdey Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne...
Nairobi–6 Juun,2013–Pi– Illo Dublamaasiyadeed oo ka qayb galay Wadahadaladii daba dheeraadey ee caawa dhex marey Labada Madaxweyne Dr. faroole iyo xasan Sheikh ayaa Puntlandi u sheegey in goor dhaweyd...
View ArticleFaahfaahin– Shirkii Xalay dhexmaray Xasan Sheikh iyo Dr. Faroole maxaa...
Xuquuqda Warka ha la ilaaliyo,hana la joojiyo Xatooyada ama hala xuso meesha laga soo xigtey Nairobi–7 Juun,2013–Puntklandi.com–Kulankii dheeraa ee Xalay dhexmaray Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah...
View ArticleMadaxda Puntland iyo Jubaland oo ku kulmay Nairobi maanta June 7, 2013 (Sawiro)
Waxaa maanta June 7, 2013, kulan ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Madaxweynaha cusub ee dhowaan loo doortay Jubaland Sheikh Axmed...
View Article