Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Wasiirka Maaliyada Puntland iyo ku xigeenkiisa oo soo gaaray Bosaso

$
0
0

Wasiirka Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax iyo ku xigeenkiisa Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.

Shire Xaaji Faarax ayaa kormeeray Kastamka Wasaarada Maaliyada Puntland ay ku leedahay Dekeda way nee Bosaso.

Wasiirka Maaliyada Puntland oo si kooban ula halay Saxaafada ayaa sheegay in Wasaarada Maaliyada Puntland ay ka go’an tahay hormarinta Maaliyada.

Filo goor dhow Video iyo Faahfaahin.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles