Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha oo lagu aqbalay Wasiirada cusub
Warsaxaafadeedka ayaa u qoraa sidaan hoose Madaxweynaha oo aqbalay soo jeedintii Golaha Wasiirada kuna baaqay in horumarka iyo isbedelka la sii dar-dargeliyo. Muqdisho, 16 January 2014 – Madaxweynaha...
View ArticleOgaysiis Reer Holland “Xaflada soo dhaweynta Madaxda cusub ee Puntland”
Waxa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Dalka Holland in la qaban Doono Xaflad Loogu Dabaaldegayo Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland....
View ArticleAkhriso liiska Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya
Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka ah Mudane Cabdiwali Sheikh ahxmed ayaa soo bandhigey golaha Wasiirada ee xukuumadiisa waxayna kala yihiin sidaan hoose 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Shirkii Jaraa’id ee RW Cabdiweli ee Magacaabista Golaha Wasiirada
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleNicholas Kay oo hambalyeeyey Xukuumada cusub ee RW Cabdiwali Sheikh
Nairobi–17 Jan.2014– Pi– Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambasador Nicholas Kay ayaa Hambalyo iyo soo dhaweyn u direy Xukuumada Cusub ee Raysal wasaare Cabdiwali...
View ArticleMaxaa sababay in Tarsan loo magacaabo Wasiir Xigeen iyo inuu diidey Jagadaas
Nairobi–17 Jan.2014–Pi– Gudoomiyaha Gobalka Banaadir isla markaasna ah Duqa Muqdisho Mr. Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa Xalay halmar kasoo dhex boodey Liiska Golaha Wasiirada ee Xukuumada Raysal...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo safar ku aadey Deegaanka Qarxis oo xoolo loogu qaybinayo...
Garowe–17 Jan.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka u kicitimey Deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal halkaasoo Deegaanada Qarxis loogu qaybinayo Xoolo Dad...
View ArticleDhagayso Madaxeyne Gaas “Waan kula xisaabtamaynaa Dowlada Federaalka meeshii...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu qaybinayay xoolo gaaraya 11 kun oo neef duleedka Tuulaa Qarxis ee Gobolka Nugaal ayaa sheegey iney...
View ArticleMadaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo maanta la kulmay Fiqi Bashiir Cabdulle...
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa bilaabay inuu la kulmo waxgaradka iyo issimada Puntland si loo dardargaliyo midnimada iyo nabadgalyada degaanada Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr....
View ArticleTacsi– Marxuum Maxamed Xuseen Faarax oo ku geeriyoodey Hargeisa 17.01.2013
Waxaa halkaan tacsi looga dirayaa Carrurtii iyo Xaaskii, Dhamaan Ehelka iyo Qaraaada uu ka geeriyoodey Marxuum Maxamed Xuseen Faarax oo ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa 17.01.2014. Geerida Marxuumka...
View ArticleLaba Wasiiir oo maanta uu magacaabay Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Madoobe
Wareegto maanta ka soo baxdey Xafiiska Madaxweynaha dowlada Jubaland ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) wuxuu ku magacaabay laba wasiir oo kusoo biiraya xukuumadii uu horey u...
View Article(Bayaan)Culimada PL oo Xoolo gayntii soo gunaanaday iyo Madaxda Puntland oo...
Waxaa si toos ah loo gunaanaday Xoolo goyntii loo sameynayay dhamaan Dadkii ku waxyeeloobay Duufaanadii ka dhacay Puntland iyadoo xoolo Gaaraya 11kun oo Neef loo qaybshay Qosas gaaraya 656 kuwaasi oo...
View ArticleOGAYSIIS ku socda Jaaliyada Puntland ee Edmonton Canada “Xaflada soo...
Waxaa lagu wargelinayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Alberta in lagu qaban doono magaaladan Edmonton xaflad Balaadhan oo lagu taageerayo madaxda ku guuleysatay hanashada Hogaanka...
View ArticleHelloooow Reer London Kasoo qaybgal wacan Xaflada Soo Dhaweynta Madaxda Cusub...
Asw, Dhammaan Jaaliyadda Somaliyeed ee UK, gaar ahaan Reer London waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doonto xaflad lagu taageerayo Madaweynaha Punt Land State of Somalia, HE Dr / professor Abdiweli...
View ArticleDaawo Sawirada Jaaliyada PDF Norway oo Oslo ku qabatay xaflad lagu soo...
Xaflada ayaa loogu hambalyeeyey Madaxda cusub ee Puntland oo Madaxweyne Gaas u horeeyo iyadoo lagu sagootiyey Madaxdii hore oo Madaxweyne Faroole hogaaminaya. Waxaa isna mahad balaaran loo direy Jen....
View ArticleEvents at Chatham House ,London: Towards Somali Federalism? Insights from...
Monday 20 January 2014 11:00 to 12:00 GMT Location Chatham House, London Participants Dr Michael Walls, Director of Research and Senior Lecturer, University College London Chair: Mary Harper, Africa...
View ArticleDaawo Video Jaaliyada Puntland ee Melbourn Austaralia oo Xaflad taageero ah u...
Jaaliyada Puntland ee Dalka Australia ayaa xaflad ay ku taageerayaan Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. cabdiwali Mxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey waxay ku qabteen...
View ArticleDeg deg: Madexweyne ku xigeenka Puntland oo Gaalkacyo ku wajahan.
Gaalkacyo(Puntlandi.com):- magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ku soo wajahan Madexweyne ku xigeenka Puntland mudane C/ Xaaji Cumar Camay oo saaka ka so ambabaxay magaalada Garowe ee...
View Article