Asw, Dhammaan Jaaliyadda Somaliyeed ee UK, gaar ahaan Reer London waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doonto xaflad lagu taageerayo Madaweynaha Punt Land State of Somalia, HE Dr / professor Abdiweli Mohamed Ali Gaas, Ku xigeenkiisa Eng. Camay Iyo Xildhibaanada cusub, isla markaasna Lagu sagootinayo iyadoo loo mahadcelinayo Madaxweynihii hore Dr.Faroole iyo Ku xigeenkiisii Mr.Cabdisamad
Xafladdu waxay ka dhacaysaa Address-kan Hoose
Hotel Millennium
4-18 Harrington Gardens
SW7 4LH
Taariikhda ay dhacayso xafladdu waa
26 01 2014 Maalin AXAD ah,
Saacaddu waa06:00 Pm – 01:00 AM.
Wixii faah-faahin ah waxaad kala socon kartaan Local Somali TV and Inter-netka. Punt Land
HANOOLATTO – WAA GOBE-HANOOLAATTO !