Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Akhriso bayaankii ay maanta soo saareen Murashixiinta Puntland

Murashixiinta u tartamaya Madaxweynanimada Dowlada Puntland oo maanta sameeyey tanaasulaad badan ayaa aqbalay Gudigii Khilaafaadka ee Madaxweynuhu soo magacaabay, waxayna Murashixiintu soo saareen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Musharax Cabdi Wali Gaas oo booqday Cisbitaalka Garowe

Gaeowe–25 Dec. 2013–Pi– Waxaa saaka Isbitaalka Guud ee Magaalada Garoowe Booqday Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaana Socdaalka Musharaxa uu ku saabsan Oganshaha Xaaladda Dhabta ah Bukaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Murashax Cabdiwali Gaas oo maanta la hadley Bukaanka Isbitaalka Garowe

Sawirka hoostiisa ka dhagayso

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwada Garowe oo Habeenkii sadeex gashay, Caawana lagu soo qaatay CADDAALADDA.

 Masaajidka Xaaji Cali ee magaalada Garowe waxaa habeenkii sadexaad ka socda Nadwo diimeed ay soo abaabuleen culimada Soomaaliyeed ee Puntland islamarkaana looga hadlayo Marxalada uu manta wadanku...

View Article

Ciidamada Amniga Puntland oo Hawlgalo amniga lagu xaqiijinayo Garowe ka wada.

Garowe(Puntlandi.com):- Ciidamada Amniga Puntland ayaa magaalada Garowe ka bilaabay hawlo baaxad leh oo lagu xaqiijinayo Amniga guud ee magaalada. Wadooyinka Magaalada iyo fagaraayaasha ayaa waxaa lagu...

View Article


Diyaargarow ku aadan Doorashada Puntland oo Garowe si weyn uga socda.

Magaalada Garawe ee Caasimada Dawlada Puntland waxaa ka socda diyaargaraw balaaran oo la xiriira doorshada la filayo in Puntland ay ka dhacdo 8-da January ee 2014-ka. Guddiga Amniga ee xilliga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurbajoogta Puntland oo u hambalyeeyey dhamaan Murashixiinta Puntland, Baaqna...

25 Dec.2013 markii uu soo baxay warkii ku saabsanaa tanaasulka iyo dadaalka ay sameeyeeb Murashixiinta Puntland waxaa Puntlandi soo gaarey fariimo badan oo hambalyo iyo bogaadin ah oo ku socda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro +COD) Caawi Boqolaal Arday Agoon ah oo Wax ka barta xarunta...

Dugsiga Xannaanada Agoonta ee degmada Qardho oo furnaa muddo ka badan toban sano ayaa waxaa wax ka barta Carruur ka kooban Wiilal iyo Gabdho. Ardayda Wax ka barata Dugsiga ayaa tiradoodu ay gaaraysaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warsaxaafadeed+sawiro)Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Axmad Maxamed oo maanta...

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali  Axmad Maxamed oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay  Muqdisho, December 26, 2013——Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

View Article


Dhagayso Maamulka Gobolka Nugaal oo ka hadlay Amaanka iyo Doorashooyinka

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo shir Saxaafadeed ku qabtay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa sheegay in Ciidanka dowlada Puntland,Guddiga nabadgalyada iyo Guddiga sare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso khudbadihii Madaxweynaha, Raysal wasaaraha cusub iyo kii hore ,...

Sawirka hoostiisa ka dhagayso

View Article

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Nairobi soo gaarey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Caawa soo gaarey Magaalada Nairobi si uu uga qayb galo Shir yare looga hadlayo Xaalada Koonfurta Sudan. Madaxweynaha ayaa beri 27...

View Article

Makhaayad ay ku shaaheeyaan ciidanku oo ku taal Degmada Dayniile ayaa la...

Saaka barqadii waxaa qarax miino lala beegsadey Makhaayad ay ku shaaheeyaan Ciidanka Dowlada Federaalka halkaasoo ay ku dhinteen toboneeye qof oo isugu jira rayid iyo Ciidan. Qaraxa oo ahaa mid aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Khilaafaadka oo ku guda jira Shaqadooda, Madaxweynaha iyo...

Garowe–28 Dec.2013–Pi— Maanta waa Jamce, waana maalin nasasho lakiin Gudiga Khilaafaadka iyo Ansixinta Xildhibaanada cusub ee Doorashada Puntland waxaa hor yaal shaqo culus oo ay maanta ku Mashquul san...

View Article

Culumada Puntland oo baaq u diray Musharixiinta, Guddiga...

Culumada Puntland ayaa Musharixiinta u tartamaya jagada Madaxnimada Puntland,Isimada, Guddiga khilaafadka iyo ansixinta Baarlamanka ugu baaqay inay ka shaqeyaan danta guud ee umada si Puntland ay horay...

View Article


(Warbixin+Video) Dabaylo ka dhacaya xeebaha Puntland oo saamayn ku yeeshay...

Dabaylo todobaadkii ugu dambeeyay ka dhacayay xeebaha Puntland ayaa hakad galiyay dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Kalluunka la keeni jiray magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Mid ka mid ah Kalluumasyatada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuma Shaqsiga ku haboon inuu noqdo Shaqsiga Sanadka 2013, Person of the...

Puntlandi TEAM waxay sanad walba xiligaan oo kale soon bandhignaa dhowr qof oo aan u soo xulno in midkood qaato abaalmarinta Shaqsiga sanadka, oo macneheedu yahay Qofka lagu tilmaami karo sanadkaan...

View Article


Faahfaahin–Gudi ka kooban Isimada soo jireenka ah oo dhowaan Isimadu ku...

Kulan ayaa maanta uga furmay Garowe Isimada Puntland shirkasoo socon doona maalmaha soo socda, Waxaana shirka looga arin sanayay Doorashada puntland. Intii uu shirku socdey waxaa khadka teleefoonka...

View Article

Faahfaahin kulankii Isimada Puntland ee Maanta oo jamce ah, iyo Gudigii...

Kulan ay goob joog ahaayeen Isimada soo jireenka ah ee Puntland uuna Shir gudoominayay Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta wuxuu ka furmay Magaalada Garowe,  Shirka oo wajigiisii kowaad maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Nadwadii ka socotay Masaajidka Xaaji Cali oo la soo gabagabeeyay.

Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa lagu soo gabagabeeyay Nadwadii ku saabsanayd Ilaalinta danaha Umada oo 5-tii habeen ee ugu dambaysay ka socotay Masaajidka Xaaji Cali ee magaalada Garowe....

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live