(Warsaxaafadeed) Rugta ganacsiga Puntland oo sagootisay masuuliyiin ka socday...
Gudomiyaha Rugta ganacsiga Soomaaliya Mudane siciid Xuseen ciid iyo Maamulka Rugta Ganacsiga u qaabilsan Gobolka Nugaal ayaa kulan sagootin ah waxay u qabteen Masuuliyiin ka socotay rugta ganacsiga...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Gen. Cadde Muuse oo Garowe soo gaaray.
Wafdi uu hogaaminayo Madexweynihii hore ee Puntland mudane Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor (Gen. Cadde) ayaa manta soo gaaray magaalada Garowe e caasimada Puntland halkaas oo si weyn loogu soo...
View ArticleTacsi Marxuum Ahmed Abdiaziz Mohamud(Gurmad Garadaxo) oo Gaalkacyo ku geeriyoode
1. A/sahal Omar Farah (Wadaadyahan) 2. Ahmed Abdisaid Aden (kayare) 3. Ahmed A/rahman Biihi 4. Mohamed Hassan Yusuf Ciiro 5. Nuradiin ladane Hassan Buraale 6. Ali Farah Jama (Cali...
View ArticleJaaliyada Soomaaliyeed ee Christchurch Dalka New Zealand oo Deeq gaaraysa...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Magaalada Christchurch, Caasimada Dalka New Zealand ayaa lacag ay kaga qayb qaadanayaan Gurmadka loo fidiyey Dadkii Dabeylaha Roobabka iyo Daadka watay ee ku dhuftey...
View ArticleMaqaal— Nadhaamka Federaalka Ma Qaran Dumisbaa Mise Qaran Badbaadis?
Markii aan waraysato ama aad aqriso qoraalada ay qoraan websiteyada wararka ee Soomaalida in dad ku doodaaya in nadhaamaka Federaaliga uu Soomaaliya meel ka dhac ku yahay ama uu wiiqaayo qaranimada...
View ArticleDaawo sawirada Xaflad lagu taageerayo Murashax Dr Cabdiweli Gaas oo lagu...
“Puntland waxay u baahan tahay in meesha hada ay taalo laga qaado oo meesha ay istaahisho la geeyo” oraahdan xigamada ku dhisan waxaa ay kamid ahayd khudbad kooban oo Murashax Cabdiweli Maxamed Cali...
View ArticleWar Deg Deg Ah:Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo sheegay inuu soo saxiixay...
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimada miisaanka wayn ee Beelweynta Dhulbahante oo waraysi gaara siiyay Idaacada Daljir ayaa sheegay inuu soo saxiixay 10 Xildhibaan oo qayb ka noqonaya...
View ArticleErgeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo mar kale ku baaqay...
WARSAXAAFADEED DEGDEG AH Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo mar kale ku baaqay doorasho hufan oo ka dhacda Puntland Muqdisho, 24 December 2013 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
View ArticleDaawo Sawirada soo dhaweyntii Garowe ee Boqor Burhaan Boqor
Maanta oo talaado ah waxaa si diiran loogusoo dhaweeyey Boqor Burhaan oo maalmahaan laga sugayay Garowe, Boqorka waxaa banaanka Magaaalada garowe kusoo dhaweeyey Isimo, murashixiin iyo waxgarad kale,...
View ArticleDhagayso Waraysi uu bixiyey Murashax Cali Xaaji Warsame oo uu sheegey in...
Waraysiga hoos ka dhagayso Murashax Cali xaaji Warsame ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu ka hadley amuura dhowra oo ku saabsan doorashada Puntland, Murashuxu wuxuu kaloo ka hadley rasaas ka dhacdey Guriga...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Muqaalka Nolosha Puntland
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleContact Group on Piracy off the Coast of Somalia: Quarterly Update
The Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia was created on January 14, 2009 pursuant to UN Security Council Resolution 1851. This voluntary ad hoc international forum brings together over 80...
View ArticleMurashax Cali Xaaji oo maanta Garowe kula kulmey Boqor Burhaan Boqor
Murashax Cali xaaji Warsame ayaa maanta wuxuu booqdey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Garowe maanta yimid, Boqorka iyo Murashaxa ayaa ka wada hadlay xaalada Puntland iyo Doorashada Madaxweynaha, tafaasiil...
View ArticleMa ogtahay in TV-ga Puntland uu ka baxay tijaabadii shaqadiina bilaabey,...
Puntland Tv oo waayahaanba tijaabo ahaan looga Daawanayay Soomaaliya, Carabta iyo Afrika ayaa sababta uu tijaabada u ahaa ay ahayd iyadoo Qalabkiisa waxka dj´himanaayeen lakiin hada Wax walba waa loo...
View ArticleAhmiyadda Amnigu leeyahay iyo ilaalintiisa oo si faahfaahsan loogu soo qaatay...
Magaalada Garowe ee xarunta dawlada Puntland waxaa habeenkii labaad ka socda Nadwo loo qorsheeyay in ay mudo afar habeen ah socoto islamarkaana looga faa’ideeyo bulshada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah....
View ArticleDaawo Vidoe, Dadweynaha ku dhaqan Bosaso oo baaq u diray...
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Madaxweynaha Puntland Musharax Cabdiraxmaan Sheekh maxamed iyo Musharixiinta kula loolamaya kursiga Madaxnimada ka codsaday inay xal...
View ArticleFaahfaahin Illaalada Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi iyo Wariyayaal isku dhacay
Saaka ayaa isku dhac dhex maray Wariyayaal iyo Ilaalada Guriga Murashax Maxamed cabdiNuur ka dib markii Nin Wariye ah uu ka dhaga adeygey amar ay siiyeen Askartu oo ahaa in uusan bilaaban shirka ay u...
View ArticleDhagayso Gen. Siciid Dheere oo sheegay inuu bilaabayo wajiga labaad ee...
Madaxa amniga Doorashooyinka Puntland Gen. Siciid Dheere oo Saxaafada kula hadlay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay qayb ka yihiin,wajiga labaad ee talaabooinka...
View ArticleMusharaxiinta Puntland oo aqbalay guddigii xulida baarlamaanka ee uu...
Musharaxiinta u tartamaysa hogaanka Puntland ayaa soo afmeeray khilaafkii mudadan ka dhex taagnaa Musharaxiinta iyo Madexweynaha ee ku saabsanaa magacaabida guddiga xillida baarlamaanka iyo xalinta...
View Article