Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Nairobi soo gaarey

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Caawa soo gaarey Magaalada Nairobi si uu uga qayb galo Shir yare looga hadlayo Xaalada Koonfurta Sudan.

Madaxweynaha ayaa beri 27 Dec. wuxuu ka qayb galayaa shir gaara oo Urur Goboleedka IGAD uga arin sanayaan Xaalada Koonfurta Suudaan.

Habeyn hore ayaa Golaha amaanka Qaramada Midoobey waxay ansixiyeen in si deg deg ah Ciidan loo geeyo Wadanka Kooonfurta Sudan oo Dagaal sokeeye ka qarxay,Qaramada Midoobey waxay ansixiyeen in 5000 askari degdeg loo geeyo Dalkaas ka dibna lavgaarsiiyo 12.000 askari.

Puntlandi
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Trending Articles