Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Makhaayad ay ku shaaheeyaan ciidanku oo ku taal Degmada Dayniile ayaa la qarxiyey

$
0
0

Saaka barqadii waxaa qarax miino lala beegsadey Makhaayad ay ku shaaheeyaan Ciidanka Dowlada Federaalka halkaasoo ay ku dhinteen toboneeye qof oo isugu jira rayid iyo Ciidan.

Qaraxa oo ahaa mid aad xoog badan ayaa laga maqlay meel aad u dheer, walina khasaaraha dhabta ah ee ka dhashey lama shaacin.

Wariye Madaxbanaan oo la hadley Puntlandi wuxuu sheegey in dhimashada laga warqabo ay tahay 11 Qof, dhawac badana waa jiraa.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512