Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

DAAWO VIDEO:— Dowladda Puntland oo qaadacday Shirka maanta ka furmay Muqdisho

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article


DAAWO VIDEO:— Qurbajoogta Puntland (Puntland Diaspora) oo shirkoodii...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole oo la kulmay Wasiirka arrimaha...

Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia Tedros Adhanom ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey Hotel Sheraton ee Magaalada Addis ababa Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirada Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Casho sharaf u sameeyey...

Madaxmeynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyovWafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga Adis Abeba ayaa Xalay waxay wada casheeyeen Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya iyadoo...

View Article

Advertising BUILDING Contractor Eastern Africa weekly _ WHO Somalia

Prequalification of Construction Bidders World Health Organization (WHO) Construction of WHO New Buildings Complex in Garowe-Puntland, Somalia 1. The World Health Organization (WHO), the country offi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Releases– Puntland Government Condemns Terrorist Attack on Somalia...

Puntland State Of Somalia PRESS RELEASE  3 September 2013 Dowlaod  Press Release Puntland Government strongly condemns September 3 terrorist attack on the convoy of Somali President H.E. Hassan Sheikh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(War saxaafadeed) Dowlada Puntland oo dhaleeceysey Weerarkii saaka lagu...

Garowe–3 Sep.2013–Puntlandi–Dowlada Puntland ee Soomaaliya ayaa maanta cambaareysey Weerarkii gaadmada ahaa ee lagu qaadey Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh xili uu u socdey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO:— Waraysi xiiso badan oo Madaxweynaha Dowlada Puntland siiyey...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa intuu uu Todobaadkaan ku sugnaa Nairobi wuxuu Waraysi dheer siiyey TV-ga Somali Chanal, Waraysiga ayaa Madaxweynaha lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdicasiis ow yuusuf Xaarin oo ku dhawaaqay in uu u sharaxanyahay xildhibaan...

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa qado sharaf kusameeyey C/casiis Sh.Yusuf (Xaarin), oo ku dhawaaqay in uu ka mid yahay musharixiinta utaagan in ay ka midnoqdaan...

View Article


XOG HOOSE:– Madaxweyne Xasan Gurguurte oo diidey inuu dhulka maro, AMISON- na...

Kadib markii shalay (3 sep.2013) ay Al-shabaab jidgooyada u dhigeen Wafdigii Madaxweynaha xili ay kusii jeedeen Magaalada Marka ayaa waxaa hada soo baxdey ineyHalis tahay in Madaxweynuhu uu dib ugu...

View Article

TACSI Marxuum G/sare Maxamed c/qaadir cilmi axmed oo ku geeriyoodey Switzerland

Waxaa halkan tacsi ka diraaya reer takar iyo reer ibraahim gaab kuwaas oo tacsida u diraya geeridii ku timid allaha u naxariistee G/sare Maxamed c/qaadir cilmi axmed oo ku magac dheeraa shuxle kaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoowe oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dalka Dib ugu soo laabtey ka dib wadahadaladii uu uga qayb galay Addis Ababa iyo safar uu kusoo maray Nairobi, Madaxweynaha oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo dhagax dhigey Mashaariic...

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland isla markaasna hada ah ku simaha Madaxweynaha oo maalmahaan howlo shaqo ku marayay Gobolka Sool ayaa Magaalada Taleex wuxuu shalay dhagax dhigay *MAshaariic dhowra oo...

View Article


WAR DEG DEG:— Madaxweyne Xasan Sheekh oo si qarsoon Muqdisho ugu soo laabtay

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qarsoodi ah ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Waraarka aan helnay ayaa sheegaaya inuu saakii aroortii ay AMISOM u dirtay diyaarad nooca qumaatiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS:— Aqalka Sare ee Senate-ka Mareykanka oo ogolaaday in...

Xubnaha Aqalka Sare Senate-ka ee Maraykanka ayaa oggolaaday qaraar qabyo ah oo u ogolaanaya madaxweyne Obama in weerar uu ku qaado Suuriya. Qaraarkan waxaa u dhiman in si rasmi ah ay u ansixiyaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KASHIFAAD, DAAWO:— Yaa lagu casuumay Shirka loogu magac daray Shir Qaran ee...

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinku soo gudbineynaa sawirada shirweynaha Qaran ee loogu magac daray Geedi socodka Siyaasada Soomaaliya iyo Hiigsiga sanadka 2016 ee maalintii isniinta...

View Article

WAR DEG DEG:— Qaraxto Xoogan oo is xigxiga oo lala beegsaday Xaafadaha ku...

Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ah oo gilgiley caawa qaybo ka mid ah Xaafadaha ku teedsan Madaxtooyada Villa Soomalia magaalada Muqdisho. Ilo ka agdhow Villada ayaa Puntlandi u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdiga Dowladda Puntland oo maanta booqday Safaarada Jabuuti ee Addis Ababa...

Wafdiga Dowladda Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxman Sheekh Maxamad Farole ayaa maanta booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee dalka Ethiopia. Wafdiga Puntland waxaa ka...

View Article

Daawo Qayb ka mid ah Xafladii Jaaliyada Puntland Norway ee 15 guurada...

View Article

DAAWO VIDEO:— Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Madoowe oo maanta Shir...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live