Dhagayso Madaxweybe Xigeenka Puntland oo xariga ka jaray Ceelbiyood Magaalada...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maangta daahfuray ceel biyood laga hirgelinayo degmada Taleex ka dib markii degmada soo gaaray Riigii qodi lahaa ceelkan. Hirgelinta ceelkan ayaa waxaa dawladda...
View ArticleDhagayso Xildhibaan Aadan Xaaji oo Madaxweyne Xigeenka ugu baaqay inuu Taleex...
Xildhibaan Aadan Xaaji Xuseen oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa ugu baaqey madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdi Samad Cali Shire in uu horey uga sii socddo dagmadda Talaxee...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo sheegay inuu raalli ka yahay...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleDAAWO VIDEO:— Maamulka Puntland oo maanta Degmada Taleex ka bilaabay Qodista...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleLive Hambalyo arooska Warsame Hussein Mohamed iyo Najma Salim oo hadda ka...
Hambalyo Arooska Warsame Hussein iyo Najma Salim oo hadda ka socota magaalada Maalmo ee cariga Sweden
View ArticleXaflad lagu xusayo 15 guurada ka soo wareegtey Aas aaska Puntland oo ka...
Jaaliyada Puntland ee Norway ayaa qabtey Xaflad lagu xusayo 15 guurada aasaaskii Puntland, Xaflada oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay, sawirada hoos ka daao
View ArticleBeenin War ay daabaceen qaar kamid ah Saxaafada Koonfurta oo shaaciyey in...
Warar been abuur ah ayaa maanta saxaafadaha Koonfurta Soomaaliya ay ka qoreen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland. Warkaas ayaa lagu sheegey in Masuuliyiin uu ka mid yahay Afhayeenka Dowlada...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo maanta la kulmey Ergadii Jubaland uga qayb gashay...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo Wafdiga la socda ayaa maanta la kulmey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland, kulankaasoo ahaa mid ay uga wada hadlayeen Xaaladaha...
View ArticleSAWIRKA MAANTA IYO ILA QOSOL:— Maxaa kuu baxay akhristoow??? Cajiib!!!
Danjiraha cusub ee dowladda Ethiopia Ambassador Wondimu Asaminew u soo magacowday Somalia ayaa waraaqihiisa aqoonsiga ku wareejiyay shalay madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud. Haddaba akhristow...
View ArticleSAWIRRO IYO DHAGEYSI (COD): Banaanbixii ugu weynaa oo lagu taagerayo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax aad u ballaaran oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Somaliya laguna taageerayey Heshiiskii lagu gaaray dhowaan magaalada...
View ArticleDHAGEYSI COD: Odayaasha Beelaha Hawiye “Oday Xaad” oo si kulul ugu jawaabay...
Odayaasha sheegta inay yihiin dhaqanka beelaha Hawiye ayaa si kulul uga jawaabay banaabax shalay laga sameeyay magaalada Baydhabo oo kalsoonida lagala laabanayo Dowladda Federaalka islamarkaana lagu...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Odayaal Dhaqameedka Jaaliyadda Puntland ee Kenya oo soo...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleDAAWO VIDEO:— Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beelaha Digil iyo Mirifle ee...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(Warbixin+Sawiro) Shirkii ka dhacay Addis Ababa ee ay ka qayb galeen Raysal...
Dib u Dhisid Dowlad wax qaban karta iyo Hay’ado waxtar leh ee Soomaaliyeed Addis Ababa, 26 – 28 August 2013 (Rebuilding a Viable State and Effective Institutions in Somalia) Guddiga Dhaqaalaha Afrika...
View ArticleWAR DEG DEG:— Dowladda Puntland oo si buuxda u taageertay Heshiiskii Addis...
Dowlada Puntland ayaa tageerey heshiiskii dhowaan ku gaareen magaalada Addis Ababa maamulka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka. Go’aankaan ayaa yimid kadib markii maanta 1 Sept, 2013 kulan saacado badan...
View ArticleSomalia: Splitting the Difference in “Jubba”
By: Dr. Michael A. Weinstein Has the August 27 “Agreement between the Federal Government of Somalia and Jubba Delegation” broken the deadlock between the contenders for power in Somalia’s deep south?...
View Article(Sawirro) Musharax Cali Cabdi Awaare Oo Bosaso Lagu Soo Dhoweeyay.
Boosaaso(Puntlandi.com):- Culumaa’diin, haween, Ganacsato, Waxgarad iyo dadweyne kale ayaa ka qayb qaatay soo dhoweynta Bosaso loogu sameeyay Musharax Cali Cabdi Awaare oo u taagan Jagada Madaxnimada...
View ArticleMadaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Sheikh Maxamuud Faroole oo Addis Ababa...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaarey Magaalada Addis Ababa, waxaana Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweyey saraakiil ka tirsan...
View ArticleDaawo sawirada Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka qaybgalay Xaflad loo...
In ka badan 300 oo arday oo dhamaysay jaamacadaha kala duwan ee dalka Ethiopia ayaa xaflada qalin jabin ah waxaa loogu qabatay xarunta weyn ee Midowga Africa ay ku leedahay magaalada Addis Ababa ee...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Wareysi Hordhac ah Madaxweynha Puntland C/raxamaan Faroole oo...
Somalichannel TV ayaa shalay wareysi la yeelatay Madaxweynaha Puntland mudane C/raxmaan Faroole, wareysigaas oo uu madaxweynaha uga hadlayo arrimo badan oo ku saabsan Dowladda Federaalka ee Somalia,...
View Article