Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

Wasiirka waxbarashada Dawlada Federalka Soomaaliya Iyo Wafdi ay Hogaaminayso...

(Pi Garowe):- Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka waxbarashada Dawladda Federalka Soomaaliya Drs. Khadro Bashiir Cali ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Garowe ee xarunta Dawladda Puntland, iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo booqday...

(Pi Garowe):-Danjiraha Qaramada Midoobay ee arrimaha soomaaliya Nicholas Kay oo socdaal ku jooga Garowe ayaa booqday xabsiga weyn ee Garowe, halkaas oo ay ku xiran yihiin maxaabiistii burcadbadeedii ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Maraykanka oo dhaqaale xoogan ku bixinaysa dagaalka kooxda Alshabaab

(Pi Minneapolis):- Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay maalgalin gaaraysa $15 million, ku bixinayo dagaalka ay kula jirta xagjiriinta Alshabaab, kuwaas oo ay sanad walba ku biiraan dhalinyaro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo dhaqaale ku bixiyey in dacaayad iyo...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalmahaan bilaabay iney dacaayado iyo warbixino been ah ka fidiyaan Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo ka mid ah Xildhibaanada ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS– Koox hubeysan oo gudaha u galay Aqalka Madaxtooyada Baydhabo

Madaxtooyada Maamulka Koonfur Gakbeed Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ay koox hubeysan gudaha u galeen, Rasaas xoogan ayaa kadib bilaabatey. Ilaa hada war lagama hayo xaaladu sida ay tahay iyo khasaaraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo maanta ka qeyb galay xaflad lagu...

(Pi Garowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  ka qeyb-galay Xaflad balaaran oo lagu daahfurayey xafiiska Madaxa banaan ee difaacaha xaquuqda aadanaha Puntland....

View Article

Akhriso Faahfaahin ku saabsan Weerarka Shabaab ay ku qaadeen Madaxtooyada...

Kooxo ka tirsan ururka Shabaab ayaa qaraxyo iyo qoryaha fudud ku Weerarary Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Baydhabo,xilli Madaxweyne Shariif Xassan uu ku sugnaa gudaha Madaxtooyada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhageyso+ Sawirro) Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Drs. Khadro Bashiir Cali...

(Pi Garowe):-Wasiirka waxbarashada Dawladda Federalka Soomaaliya Drs. Khadaro Bashiir Cali ayaa maanta soo dhaweynta ballaaran loogu sameeyay magaalada Garowe, kadib markii ay casuumaad ka heshay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka...

(Pi Djibouti ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee Baarlamanka Djibouti ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Puntland oo sheegtay inay la socoto dhaq dhaqaaq kasta oo ka dhan ah...

(Pi Garowe):- Dawladda Puntland ayaa sheegtay inay si dhow ula socota dhaq dhaqaaq kasta oo la doonayo in lagu qatar galiyo amnigeeda, kadib markii ururka Alshabaab uu isku dayay shirqoolo ka dhan ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Puntland oo cambaareysay weerarkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo

(Pi Garowe) Dawladda Puntland ayaa si buuxda u canbaaraysay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ciidamada koonfur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EA is ‘lucky’  to have Al-Shabaab for its terrorists, not Boko Haram or IS

By CHARLES ONYANGO-OBBO More by this Author Recently we have been getting reports that Somalia’s Al-Shabaab is in trouble. That the organisation is no longer the beauty queen of jihadi terrorism, and...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Machadka Alquraanhome oo sanadka 2015-ka qaadanaya Arday cusub

Machadka Alquraanhome oo ah machad casri ah oo lagu barto Qur’aanka kariimka ah ayaa waxaa sanadkan cusub ee fooda inagu soo haya 2015 uu qaadanayaa arday cusub, iyadoona is diiwan galinta haatan ay ka...

View Article


Madaxweyne Xassan Sheekh oo Masar u aaday ka qayb galka shir looga hadlayo...

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,yaa Safar ku tagay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar,halkaas oo uu ka kaga qayb galayo shir looga hadlayo Dhaqaalaha wadanka...

View Article

(Dhagayso) Guddoomiyaha ururka Haweenka Puntland oo ka hadashay Hiigsiga...

Guddoomiyaha ururka Haweenka Puntland Khadro Warsame Jaamac oo Saxaafadda kula hadashay Garowe,ayaa sheegtay inay wadaan qorshe ay doonaaan inay wax ugu qabtaan Haweenka Puntland,xilli bay tiri aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada Jimcaha:-Nicholas Kay oo dhexlugaynaya Garowe,kana Shaahaya...

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa dhexlugeeyay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland,taasi oo muujinaysa amaanka iyo xasiloonida ka jirta Puntland. Kay wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Ciidamada Puntland oo gacanta kudhigay 106-qof oo...

Ciidamada Badda Puntland iyo Ciidamada Booliska ayaa gacanta ku dhigay Laash ay saarnaayeen 106-qof oo Tahriibayaal ah iyo Todobada qof oo Tahriibinayay,ka dib hawlgal ay ka sameeyen Xeebaha Gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+ Sawirrro) Booqashadii Nicholas Key ee Jaamacadda Bariga Afrika...

(Pi Garowe) Danjiraha Qaramada midoobay u qaabilsan Somaaliya Mr.Nicholas Key ayaa wuxuu soo booqday Jaamacadda Bariga Afrika faraca Garoowe maalintii shalay. Ugu horrayn  waxaa halkaas ka hadlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Somaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo...

(Pi Garowe):- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Garowe ee xarunta dowladda Puntland. Socdaalka gudoomiye ku xigeenka ayaa...

View Article

Puntland oo tusaale u noqotay Waxbarashada Soomaaliya, Shir ka furmaya Garowe

(Pi Garowe):- Waxaa maanta Garowe kusoo qulqulaya Wafuud ka socda Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federaalka iyo Maamul Gaboleedyada kuwasoo ka qayb galaya shirweyne ku saabsan dib u eegista...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live