Press Release:- Jubaland State of Somalia accuses President Hassan Sh....
JUBBALAND STATE OF SOMALIA PRESS RELEASE Kismaayo May 27, 2013 The newly established Jubbaland state community anticipated supportive reward from the Federal government for liberating most of the...
View ArticleWar Deg Deg ah–Dowlada Puntland oo goordhow ka hadlaya mowqifkooda Arimaha...
Garowe–Isniin, 27 May. 2013– Pi– Tan iyo maalmihii lasoo dhaafey waxaa saxada siyaasada soomaaliya harqiyey hadalo ay isdhaafsanayaan Dowlada federaalka ah iyo Dowlada Jubaland, iyadoo dhinaca kalena...
View ArticleDhagayso: Hay’adda NDI oo tababar Garowe ugu soo gabagabaysay Ururada...
Garowe(Puntlandi.com):- Hay’adda National Democratic institute (NDI) ayaa magaalada Garowe tababar ugu soo gabagabaysay Ururada Siyaasadeed ee Puntland. Tababarkan oo hay’addu ay ugu magac dartay...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweyne Faroole oo si buux u taageerey Dowlada Jubaland...
Garowe– Isniin, 27 May.2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo maanta ka qayb galay barnaamij su’aalo ay shacabku ku waydiinayaan oo ka dhacay Xarunta Cilmi...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo bulshada la qaybsaday Xogta Siyaasada, Dhaqaalaha,...
Madaxweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta bulshada Puntland uga xog waramay Arrimaha Siyaasada, Amniga, Dhaqaalaha, Dimoqraadiyada Puntland iyo Arrimaha...
View ArticleDAAWO VIDEO: Xaflad aad u balaaran oo lagu taagerayey hoggaanka cusub ee...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleDHAGEYSO COD: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Jubaland Gen. Fartaag oo ka...
Madaxwayne ku xigeenka Jubaland Gen.Cabdilaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in wafdi DF oo wasiirka gaashaandhigu hogaaminayo ay ku suganyihiin garoonka Kismayo, isagoona raacshay inaysan ilaa...
View ArticleGudoomiye Tigey oo booqday dhul-beerka Roox (Sawiro).
Gaalkacyo (Pi):- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusf Jaamac Tigey ayaa Booqasho ku tagay Deegaanka beeraha caanka ku ah ee Roox. Gudoomiyaha Gobolka Mudug maxamed ayaa booqashadiisa deegaan...
View ArticleDaawo Sawirada Madaxweyne Faroole oo maanta shacabka Puntland uga waramay...
Galabta ayaa Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. cabdiraxmaan SH. Maxa,ed Faroole wuxuu shacabka Puntland uga waramay xaalada Soomaaliya gaar ahaan Puntland, wuxuu Madaxweynuhu ka hadley Xaalada...
View ArticlePuntland President Praises Jubaland Election, Condemns ‘False’ Federal...
Puntland State of Somalia Somalia Puntland President Praises Jubaland Election, Condemns ‘False’ Federal Constitution PRESS RELEASE May 27, 2013 Download PDF-file The President of Puntland State of...
View ArticleSaddexda Mobile ee ugu sarreeya dunida Smartphone ee Maanta (Video)
Video-ga qoraalka hoostiisa ka daawo Taleefoonada Smartphoneka loo yaqaan waxay maanta ka mid yihiin nolosha caadigaa ee aysan dadweynuhu ka maarmi karin, iyadoo ay boqlaal nooc oo kala duwan sannad...
View ArticleSadexdii Wasiir ee ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo aan wali...
Kismaayo–Talaado, 28 May,2013–Pi– Inkastoo Warar been ah lagu bbaahiyey qaar kamid ah saxaafad Muqdisho oo sheegey iney Garoonka ay ka baxeen Sadexdii Wasiir, warkaas waa been aan waxba ka jirin,...
View ArticleWar Deg Deg ah– Jubaland oo beri u qabatay iney Dowlada Federaalka ah kala...
Kismaayo– Talaado, 28 May,2013–Pi– Warar Rasmi ah oo iminka soo gaaray Puntlandi ayaa lagu sheegay in ay Dowlada Jubaland amar ku bixiyeen iney kama Dambeys beri uga baxaan Kismaayo dhamaan Dadka ka...
View ArticleMaleeshiyo Beeleed Xasuuqay Aabe, Shan Caruura oyo Hooyadood meel u dhaxaysa...
Deegaanka Bacaadwayn oo ku taal koonfurta G.Mudug ayaa maleeshiyo beeleed kasoo jeeda waqooyiga Galgaduud ku xasuuqeen Aabe,5 Caruura iyo hooyadood dhamaana way gawraceen sida uu ii xaqiijiyay masuul...
View ArticleOgaysiis Shaqo – TPEC Security Officer
Head Quarter Date: 28/05/2013 Transitional Puntland Electoral Commission-TPEC is a public office established in accordance with the articles 12, 13,14, 15 and Annex 1 of Puntland constitution. TPEC...
View ArticleDHAGEYSO COD: Aw-Libaax oo sheegay in Maamulka Jubaland la waafajiyay...
Guddoomiyaha ururka Ahlu Suna kana mid ah saxiixayaashii Road-Mapka Sheekh Maxamed Maxamuud Aw-Libaax ayaa sheegay in dhismaha maamulka Jubaland uu waafaqsanyahay dastuurka dalka u yaal oo horey lagu...
View ArticleDAAWO VIDEO: Garoowe oo maanta laga hirgeliyay ciidamada ilaalada ee...
Xarunta Taliska Booliska gobolka Nugaal ayaa maanta 28 May,2013 lagu qabtay kulan lagu soo bandhigayay ciidamo gaar ah oo loogu talogalay ilaalinta goobaha ganacsi ee magaalada Garowe sida suuqyada,...
View ArticleDAAWO VIDEO: Xildhibaan Jabriil Xoosh oo sheegay in wafdigii DF iyo...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntland
View ArticleDAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo taageray Jubaland...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleWar Deg Deg ah– Wafdigii Dowlada Federaalka ah ee Kismaayo Joogay oo khilaaf...
Kismaayo– Talaado, 28 May,2013–Pi– Xog rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Maalmahaan uu khilaaf xoogan soo kala dhex galay labadii Wafdi ee Dowlada Federaalku usoo dirtey Kismaayo, kuwasoo...
View Article