(Sawiro) Dowlada Puntland oo soo bandhigtay Saldhigyada ay qabsadeen Shabaab.
Dowlada Puntland ayaa markii ugu horaysay soo bandhigtay Saldhigyada ay ka qabsadeen ururka Al-Shabaab,ka dib markii Saraakiil ka mid ah Ciidamada iyo Maamulka Gobolka Bari ay gaareen deegaanka...
View ArticleDaawo Video:Dowlada Puntland oo soo Bandhigtay Saldhiyada Ciidanka Puntland...
Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtay Saldhigyada Ciidamada Puntland ay kala wareegen Ururka Shabaab, ka dib markii Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland ay gaareen deegaanka Galgala. Halkan Hoose...
View Article(Sawirro) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo soo gabagabeeyay kormeer kusaabsan...
(Pi Garoowe) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Mudane Cabdiqani Xaashi Cali (Bumbe) oo mar kale dib ugu laabtay degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay inay si hamsami leh u socdaan dardar galinta...
View ArticleDhagayso Madaxweyne Gaas oo Hambalyada Ciidul Adxa u direy Shacabka...
Madaxweynaha Dowlada Puntland mudane Prof. Cavdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada Ciidul Adxa. ”Waxaan Hambalyada Ciidul Adxaa udiraya Dadweynaha...
View Articlecommander of the U.S. military’s counter-terrorism task force for the Horn of...
A two-star Army general who was fired from his job in Djibouti last year after allegedly groping a female adviser was allowed to retire quietly with a demotion in rank at the same time that a sexual...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland dowladda Puntland oo Dhagax dhigay Kulliyad Caafimaad...
(Pi Garoowe) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ka Dhagax dhigay Mashruuca Dhismaha Kulliyada Caafimaadka. Xaflada Dhagaxdhiga ayaa waxaa ka...
View ArticlePhoto News:Daawo Sawiradii ugu dambeeyay ee Saldhigyada Ciidamada Qaranka...
Ciidamada Qaranka Puntland ayaa Hawlgalo lagu sugayo amniga ka wada Buuralayda Galgala,xilli Puntland ay la wareegtay guud ahaan Galgala. Dowlada Puntland ayaa wada qorshe ay kuy doonayso inay dib...
View ArticleDowladda Puntland oo canshuur ku kordhinaysa wicitaanka taleefoonada gudaha...
(Pi Garoowe) Dowladda ayaa qidmado lacageed ku kordhinaysa wicitaaanka taleefoonada gudaha iyo dibada ee shirkadaha isgaarsiinta ka howlgala Puntland. Tilaabadaan oo qeyb ka ah dar dar galinta qaadista...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo Dadka Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey...
(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hanbalyeeyey...
View ArticlePuntland- Press Statement Galgala Humanitarian Appeal.
(Pi Garoowe) Uprooting Al Shabab and Restoring Community Life to the Galgala Farmers and Nearby Settlements On the Morning of October 1, 2014, the Puntland security forces mounted a frontal attack on...
View ArticleMaamulka iyo Shaqaalaha Puntlandi oo hambalyada Ciida u diraya Muslimiinta...
Maamulka iyo Holwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay hambalyada Ciidul Adxa u dirayaan guud ahaan umada Muslimiinta khaasatan Umada Soomaaliyeed. Waxaan Akhristayaasha u rajaynaynaa Barwaaqo iyo...
View Article(Sawirro + Dhageyso) Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Salaadii Ciidul Adxaa...
(Pi Garoowe) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciidul...
View ArticleNicholas Kay oo Hambalyadda Ciida u diray Umadda Soomaaliyeed
(Pi Muqdisho) Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Nikolas Kay ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed ee u dabaaldegaysa...
View ArticleSidee looga Ciiday magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar+Sawiro.
Munaasabadda maalinta Ciidul Adxaa ayaa maanta laga ciiday magalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar,shacabka ku nool magaalada ayaa saladda ku dukaday goobo kala duwan waxaana ka mid ahaa meelaha...
View Article(Dhagayso) Madaxweynaha Jubbaland oo umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa umada Muslimiinta ah ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Adxaa,waxaana uu umada Soomaaliyeed uu u rajeeyay inuu Nabad...
View ArticleSidee looga Ciiday magaalada Bosaso+Sawiro
Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Shire Xaaji Faarax,Wasiirka Dekedaha Cabdullaahi Jaamac Saalax,Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan iyo Duqa degmada Bosaso Xassan Cabdala Xassan ayaa...
View Article(Dhagayso) Guddoomiyaha Gobolka Bari:’’Amnigu wuxuu lagama maarmaan u yahay...
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa dadweynaha ku nool Gobolka Bari ku booriyay inay ka shaqeeyaan amniga Gobolka Bari,si buu yiri loo gaaro hormarka ay Puntland...
View ArticleAlshabaab oo qalabkooda dagaalka ka gurtay Baraawe oo ahaa saldhigoodii ugu...
(Pi Baraawe) Kooxda Alshabaab ayaa bilowday iney isaga baxdo magaalada xeebta leh ee Baraawe oo ah saldhiga ugu weyn ee Alshabaab ku lahaayeen gobolka Shabeellada Hoose, islamarkaana ay deganaayeen...
View ArticleDaawo Sawirada Cayaar Kubadda Cagta ah oo lagu waynaynayo Ciida oo ka dhacday...
Garoonka Kubadda Cagta ee Bosaso ayaa waxaa ka dhacday Cayaar kubadda Cagta ah oo lagu waynaynayay Munaasabada Ciida,taasi oo dhexmartay Cayaartowda Gobolada Hayland iyo Bari. Wasaaradda shaqada...
View Article(Sawiro) Injineerada dhisaya Garoonka Diyaaradaha ee Bandarqaasim oo soo...
Afar Injineer oo qayb ka ah Injineerada dhisaya Garoonka Bandarqaasim ayaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland,kuwaas oo hor-dhac u ah shaqaalaha,Injineerada iyo Markab...
View Article