(Sawirro + Dhageyso) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing, C/Xakiin...
(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing, Cabdi Xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa galabtay si rasmi ah xariga uga jaray warashada biyaha ee Jubba oo laga hirgaliyay magaalada...
View ArticleDAAWO VIDEO: Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo ka qayb galay...
Jaaliyadda Puntland ee Australia ayaa qabanqaabisay xaflad aad iyo aad u qiimo badan oo loogu hambalyeeynayey sanadguuradii 16-aad ee aasaaska Puntland. Xafladdaas ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan...
View Article(Sawirro) Doorashada hogaanka ururka warbaahinta Puntland ee Map oo ka...
(Pi Garowe)Hay’adda cilmi baarista iyo horumarinta Punland ee PDRC xarunteeda Garowe ayaa si rasmi saaka waxaa uga bilaabanaysa doorashada hogaanka urur warbaahinta Puntland ee Map oo saddexdii sano...
View ArticleSawirro+Cod:- Jaaliyadda Puntland ee Minnesota Dalka Mareykanka Oo Siweyn u...
Minnesto(PI):- Xaflad si weyn loo soo agaasimey islamarkaasina ay ka qaybgaleen Boqolaal dadweynaha taasi oo lagu xusayey Maalinta qiimaha Badan ee 1-da August ee sanad guuradii 16-aad ee Puntland ayaa...
View Article(Dhageyso) Doorashada hogaanka ururka warbaahinta Puntland ee MAP oo lasoo...
(Pi Garowe) Feysal Qaliif Barre iyo Axmed Muuse Cali Jookar oo u taagnaa gudoomiyaha ururka warbaahinta Puntland ee Map ayaa usoo gudbay wareega labaad ee doorashada kadib markii ay kasoo tilaabeen...
View ArticleFaysal Khaliif Barre oo ku guulaystay gudoomiyaha ururka warbaahinta ee MAP.
(Pi Garowe) Faysal Khaliif Barre oo ah agaasimaha Soomaali Channel Tv ee gobolka Nugaal iyo wakiilka Bar-kulan Radio ee Garowe ayaa ku guulaystay tartankii loogu jiray doorashada gudoomiyaha ururka...
View ArticleWar deg deg: Taliyihii ciidanka booliska gobolka Bari gaashaanle sare...
( Pi Bosaso) War deg deg ah oo haatan nagasoo gaaraya magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhowayd qarax ismiidaamin ah lagu dilay allaha unaxariistee taliyihii ciidanka...
View Article(Dhageyso) Dowladda Puntland oo sheegtay inuusan niyad jab ku noqondoonin...
(Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa ka hadashay weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu dilay allaha unaxariistii taliyihii qeybta booliska gobolka Bari gaashaannle sare Cabdi Raxmaan Cali Xuseen Muslim,...
View ArticleDAAWO LIVE:— Shirka Madaxda Africa ee ka socda magaalada Washington ee USA
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Washington, Puntlandi
View Article(Sawirro) Bayaan kasoo baxay shirweynihii labaad ee ururka warbaahinta...
BAYAANKA SHIRWEYNAHA URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND 2014 MAP DECLARATION GENERAL ASSEMBLY 2014 2-4, AUGUST 2014 Maalmihii 2, 3, iyo 4tii bishan August 2014, 60 ergay oo wakiillo ka ah xunbaha Ururka...
View Article(Sawirro + Dhageyso) Madaxweynaha dowladda Puntland oo hishiis kama dambays...
(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta hishiis ugu dambayn la gaaray shirkada CCECC ee ku guulaysatay dhismaha garoonka diyaaraddaha ee magaalada...
View ArticleMadaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo agaasime...
(Pi Garowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Gaas ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa wuxuu ku magacaabay Agaasimaha Guud ee TV/Radiyaha Puntland Cabdifitaax Nuur Ashkir Iyo Agaasime...
View Article(Sawirro+ Dhageyso) Wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ee dowladda...
(Pi Garowe) Wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ee dowladda Puntland oo wada la xisaabtanka hay’addaha caalamiga iyo kuwo qaramada Midoobay ayaa maanta u yeertay hay’adda World Vission oo...
View ArticleSawirro+Cod:- Shirkadda Diyaaradaha Rajo Air Oo Dhawaan ka shaqo bilaabi...
Shirkadda Cusub ee Duulimaadka Diyaaradaha ee Rajo Air ayaa dhawaan Duulimaadyo Cusub ka bilaabi doonta gudaha Soomaaliya, waxaana fadhigeedu noqon doonaa Puntland, iyadoo Diyaaraddu ay Duulimaadyo ku...
View ArticleDAAWO VIDEO:— MADAXWAYNAHA PUNTLAND OO KA QAYBGALAY SAXIIXA HESHIISKA LAGU...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article(Dhageyso) Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo maanta ku dhawaaqday...
(Pi Garowe) Wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe ee gobolada Puntland, kaas oo la galay 24-kii May...
View Article(Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf: “Puntland waxay xiriirka ugu jartay...
(Pi Garowe) Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka tirsan barlamaanka federalka Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Garowe ayaa ku taageeray dowladda Puntland go’aankii ay ka qaadatay la shaqeynta...
View ArticlePDF statement on agreement of intent to form new central Somalia regional...
Ref: PDF/011160 Date: August 4th, 2014 On July 30th 2014, The Somali Federal Government held a signing ceremony for an agreement of intent to form a new interim regional administration in central...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Halka uu marayo qabanqaabada Mudaharaad looga soo horjeedo...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid:- Puntlandi
View Article(Sawirro) Manhajka waxbarashada dowladda Puntland oo lagu daridoono...
(Pi Garowe) Wasaaradda waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa maanta tababar socday muddo saddex cisho usoo gabagabaysy 32 arday ah oo ka kala socday gobolada Nugaal, Bari, Sool iyo Sanaag, kuwaas oo...
View Article