Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

Daawo Sawirada Kulan isbarasho Golaha Wasiirada cusub oo maanta ka dhacay Madaxtooyada Puntland

$
0
0

Madaxweynaha dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Xigeenka Puntland Injineer Cabdikariin Cabdullaahi Cumar Camay ayaa maanta kulan la qaatey Golaha Wasiirada cusub ee Puntland, kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd isbarasho dhex marta golaha Wasiirada dhexdooda.

hoos ka daawo Sawirada

gaascamey
IMG_0116

IMG_0115 IMG_0109

IMG_0110

IMG_0113

IMG_0117

IMG_0120

IMG_0121

IMG_0123

IMG_0125

IMG_0127

IMG_0130

IMG_0132

IMG_0135

IMG_0136

IMG_0138

IMG_0149


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512