Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female...

United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release: PRESS STATEMENT 33/2014 UN Special Representative for Somalia condemns assassination of female parliamentarian Mogadishu, 23...

View Article


Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda...

(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladda federalka  Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Marwadiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii loo-geystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah — Madaxweyne Gaas oo dalbay in Marxuumad Saado Cali si Deg Deg...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Dalbadey in Meydka Marxuumad Saado Cali la keeno Puntland laganasoo qaado meesha lagu diley. Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah iyo Faahfaahin–Xildhibaan Saado Cali waxaa loo diley dhul ay...

Warar rasmi ah ayaa warbaahinta Puntlandi ay ka heleen dad aad ugu dhowaa Alla naxariistii haka waraabiyee Marxuumad Saado Cali Warsame iyo sababaha loo diley. Maalmahaan waxaa socdey dacwada Dhul ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) RW. Cabdiwali oo saaka ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey...

(Pi Muqdisho) Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana salaada Janaasada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Faahfaahin ku saabsan shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland oo...

(Pi Garowe) Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 bisha july 2014 waxaa xarunta  Madaxtooyadda Dawladda  Puntland  ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland  shirkaas oo Khamiis’le ah Iyadoo  dood dheer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Photo News) Dowladda Puntland oo wafdi Aas qaran udirtay magaalada Muqdisho.

(Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa maanta wafdi culus dirtay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka qeyb galay aaskii qaran ee loo sameeyay allaha unaxariistee xildhibaan Saado Cali Warsame oo shalay lagu...

View Article

Jubaland’s Press statement on The death of Sado Ali Warsame

On 23rd July, 2014, the Interim Jubba Administration (IJA) received the devastating news that MP Sado Ali Warsame, legendary musician, patriotic leader, Parliamentarian, celebrated performer and Somali...

View Article


Dhagayso:- Abwaan C/qaadir Cali Cigaal Oo Taariikhda AUN Saado Cali Warame...

Abwaan C/qaadir Cali Cigaal oo kamid ahaa Kooxdii waa bari oo isku koox ahaayeen ayaa waxaa uu faah faahiyay taariikhda saado Cali warsame oo kamid ahayd Xildhibaanada Soomaaiya iyo Fanaaninta...

View Article


Daawo Tacsidii Madaxda Puntland ay direen iyo Mudaharaad loogasoo horjeedo...

View Article

Doodo socda : Dilkii Saado Cali oo soo af jaray rajadii laga qabay dawladnimo...

Wax ka yar 24 sacadood dilkii foosha xumaa ee magaalada Muqdisho loogu geeystay Aun xildhibaan Saado Cali Warsame ayaa waxay abuurtay doodo, kulano, guux iyo wada tashiyo aad u adag oo ka dhex socda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Wafdigii Dowladda Puntland Ee Gaaray Magaalada Muqdisho Oo Xalay...

Hotel Makka Al-mukarama oo ah hoyga ay degeen wafdigii Dowladda Puntland u dirtay Magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan Tacsida Marxuumad Saado Cali Warsame ayaa  xalay shir gaar ah ku yeeshay isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro dheeri ah Wafdiga Dowladda Puntland ay u dirtay Muqdisho.

Khamiis 25, July 2014  Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ka dhoofay wafdi sare oo uu hogaaminayo wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Cali Axmed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Haweenay u dhalatay Dalka Jarmalka oo lagu dilay Kenya.

Laba nin oo Baastoolado ku hubaysan ayaa xalay haweenay u dhalatay dalka Jarmalka ku toogtay Mombasa ee dalka Kenya,xilli horaantii bisha dalka Kenya lagu dilay haweenay u dhalatay dalka Ruushka....

View Article

(Dhageyso) Marxuumad Saado Cali Warsame waxay kamid ahayd fanaaniintii lagu...

(Pi Garowe) Allaha unaxarisitee Saado Cali Warsame oo maalin kahor lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa waxay katirsanayd fanaaniintii lagu casuumay xaflada dhalashada Puntland 1-da August. Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhageyso) Reysal wasaare Cabdi Weli oo caawo la afuraya wafdigii dowladda...

(Pi Muqdisho) Reysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cabdi Weli Shikh Axmed Maxamed ayaa caawo la afuraya waftigii ka socday dowladda Puntland ee tagay magaalada Muqdisho. Reysal wasaaruhu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Oslo oo Boolis hubeysan Meelwalba la shigey ka dib weeraro lala...

Oslo–25 Luuliyo 2014–Pi–Maalmahaan waxaa Saldhigyada Bileyska Oslo iyo Hay’ada Sirdoonka soo buux dhaafshey macluumaad sheegaya in ay jiraan kooxo weerer Argagixiso la damacsan Magaalada Oslo laakiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawirro) Wafdigii Dowlada Puntland U Dirtay Muqdisho Oo Maanta Soo Siyaartay...

(Pi Muqdisho) Iyada oo maalinkii shalay ay magaalada Muqdisho gaareen wafdi ballaaran oo kasoo kicitamay magaalada Garowe ee casimadda Dowladda Puntland wafdigaas oo isugu jiray wasiiro, odayaal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGAYSIIS OGAYSIIS kusocda reer Minniapolis “Mudaharaad ka dhan ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+ Sawiro:-Socdaalkii Caafimaadka Gobalka Mudug

Waxaa 17 bishan booqasho ku yimid Gobalka Mudug magaalo madaxdiisa Gaalkacyo wasiirka Caafimaadka & Wasiiru doowlaha Caafimaadka Puntland,agaasimaha Guud ee Wasaarada caafimaadka Puntland &...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live