Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512

(Photo News) Dowladda Puntland oo wafdi Aas qaran udirtay magaalada Muqdisho.

$
0
0

(Pi Garowe) Dowladda Puntland ayaa maanta wafdi culus dirtay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka qeyb galay aaskii qaran ee loo sameeyay allaha unaxariistee xildhibaan Saado Cali Warsame oo shalay lagu dilay Muqdisho.

Waftigaan oo ka ambo baxay Garowe ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.Waxayna ka kooban yihiin 17 xubnood oo isugu jira wasiiro, xidhibaano iyo Isimo.

Halkaan ka daawo Sawiradda.

DSC02851 DSC02858 DSC02859 DSC02861 DSC02865 DSC02866 DSC02867 DSC02868 DSC02869 DSC02870 DSC02871 DSC02872 DSC02873 DSC02874 DSC02875 DSC02876 DSC02877 DSC02878 DSC02879 DSC02880 DSC02881 DSC02882 DSC02883 DSC02884 DSC02885 DSC02886 DSC02887 DSC02888 DSC02889 DSC02890 DSC02891DSC02893 DSC02894 DSC02895 DSC02896 DSC02897 DSC02898 DSC02899 DSC02900 DSC02901 DSC02902

Puntlandi.com- Garowe.

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 12512