War Deg Deg ah+ Faahfaahin– Yasiin Raadaar oo kismaayo lagu dhawacay
Kismaayo–18 Juun,2013–Pi– Gudoomiye ku Xegeenkii Maamulkii kumeelgaarka ahaa ee Kismaayo isla markaasna hada kamid ah Saraakiisha Dowlada Jubaland Yaasiin Raadaar ayaa maanta kooxo hubeysan oo la hayb...
View ArticleFaahfahin Xaalada Kismaayo ka dib Dhaawicii loo geystey mid kamid ah...
Ka dib Markii Saaka dhawac loo geystey Yaasiin Nuur Radaar oo ka mid ah Masuuliyiinta Dowlada Jubaland kaasoo dhawiciisu uusan sahlnyn isla markaasn lagu daweynayo Isbitaalka Amisom ee Garoonka...
View ArticleWar Deg Deg ah–Yaasiin Raadaar oo Xaaladiisa Caafimaad soo wanaagsanaatey...
Kismaayo–18 Juun,2013–Pi– Sida ay Puntlandi u xaqiijiyeen dhakhaatiirtii Kenyanka ahayd ee gacanta ku hayay Yaasiin Raadaar oo maanta Maleeshiyaad dhawaceen ayaa Xaaladiisa Caafimaad aad u wanaagsan...
View ArticleDAAWO VIDEO: Shirweyne looga hadlaayo nidaam waxbarasho oo maanta ka furmay...
Magaalada Muqdisho ayaa waxa maanta 18 June 2013 waxa ka furmay shirweynaha qaran ee waxbarashada Somalia oo ay iska kaashanayaan DF iyo UNESCO, waxana uu socon doonaa muddo saddex maalmood ah....
View ArticleWar Deg Deg ah— Maleeshiyadii dhaawacdey Yasiin Raadaar oo gacanta lagu dhigey
Kismaayo–18 Juun.2013–Puntlandi.com– Sida ay warka rasmiga ku heleen Howlwadeenada Puntlandi waxaa ga´canta lagusoo dhigey Maleeshiyaadkii isku dayay iney khaarajiyaan Yaasiin Raadaar oo ah Masuul sare...
View ArticleWarbixin ku saabsan Cidii ka dambeysey isku daygii lagu khaarajin lahaa...
Warbixintaan waxay ku saabsan tahay sababtii la isugu dayay in la dilo Yasiin Raadaar, Habkii loo qabqabtey Maleeshiyaadkii fuliyey isku dayga iyo Maleeshiyaad kale oo iyana la qabqabtay. Ninka oo...
View ArticleFaahfaahin– tirada rasmiga ah ee khasaarihii ka dhashey Weerarkii UNDP iyo...
Muqdisho–19 Juun,2013–Pi– Sida aan Warka rasmiga ku helney waxaa weerarkii maanta lagu qaadey Xafiiska Qaramada Midoobey ee Muqdisho ku dhintey 12 qof oo kala ah 3 Cadaan ah iyo Sagaal Soomaali ah,...
View ArticleWar Deg Deg ah– Dhawacyada yaal Isbitaalka Kismaayo oo beri loo qaadayo Puntland
Warar rasmi ah oo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdullahi Warsame noo xaqiijiyey ayaa sheegaya in Dhawacyada yaal Isbitaalka Kismaayo ee ka dhashey Dagaaladii magaalada ka dhacay labo...
View ArticleThe Jubaland State President, H.E Ahmed Mohamed Islam condemned the violent...
Statement of Jubbaland State President The Jubaland State President, H.E Ahmed Mohamed Islam condemns the cowardly act in the UN complex in Mogadishu by Al-Shabab terrorist, where innocent people have...
View ArticleDowladda Puntland ayaa canbaareysay weerarkii UNDP Muqdisho
Dowladda Puntland ayaa tacsi uga dirtay umada Soomaliyeed iyo beesha caalamka dadkii ku dhintay weerarkii maanta 19 June 2013 lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii ka dhacay maanta xarunta QM ay ku leedahay...
View ArticleThe number of foreigners killed in Mogadishu is higher than estimated
More than 20 people have been killed and dozens others wounded in an attack carried out by al-Shabab in one of fortified compounds of United Nations in Mogadishu. The death toll of foreign nationals...
View ArticleWasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska oo sheegtey in Sadex qof uga dhinteen...
London–19 Juun,2013–Pi– The UK Foreign and Commonwealth Office ayaa sheegey iney eegayaan Warbixin ay heleen oo sheegey sa in Sadex qof oo British ahi ay ku dhinteen Weerarkii maanta lagu qaadey...
View ArticleTacsi– Marxuum Xuseen Cali Baniino oo ku geeriyoodey Denhaag-Holland
Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xuseen Cali Baniino Marxuumka waxa uu ahaa 75 sano jir, waxaana uu ku geeriyooday magaalada Den haag ee wadanka Holland.,...
View ArticleWar deg deg ah: Diyaaraddii Dhaawaca Kismaayo kasoo qaadi lahayd Oo Xamar...
Muqdisho (Puntlandi) Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta Maamul gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in diyaaraddii dhaawaca Kismaayo Puntland u qaadi lahayd lagu xanibay garoonka...
View ArticlePress Release — Puntland Strongly Condemns Terrorist Attack on U.N. Compound...
Puntland State Of Somalia PRESS RELEASE 20 June 2013 Puntland Government condemns in the strongest terms the heinous and evil attack on the U.N. compound in Mogadishu on June 19th, where scores of...
View Article