Quantcast
Channel: .warka – puntlandi.com
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live

DAAWO VIDEO:— Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo laga...

Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Magaalada Baargaal oo laga dabaal dagay markii uu Madaxweyne...

Magaalada Baargaal ayaa maantay si wayn oo aan horay loo arag loogu dabaaldagay kadib markii lagu dhawaaqay in C/wali maxamed Cali gaas ku guulaystay Madaxtinimada Puntland 5ta sano ee soo socota....

View Article


DAAWO VIDEO:— Heesta Nasahada ee Caawa “Puntland waa nabad 2014″

Halkaan riix si aad u daawatid: Puntlandi

View Article

TACSI : Jaaliyada Puntland ee magaalada Gothenberg ee Sweden oo tacsi u diray...

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Dhamaan jaaliyada Puntland ee magaalada Gothenberg ee Sweden ayaa iyagoo aad ah uga murugeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Bulxan Boqor Cusmaan...

View Article

War Deg Deg ah:—Madaxweynaha Puntland iyo Musharixiintii hore oo kulan uu uga...

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Musharixiintii u tartamayay jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa kulan ay Saxaafadu dibad joog ka tahay uu uga soconayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha Puntland iyo Shaqsiyaadka gaarka ah ee...

Puntlandi TEAM waxay ku wargalinayaan Jaaliyadaha Puntland iyo Shaqsiyaadkii hada nasoo gaarsiiyey Hambalyooyinka ku socda Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland iyo Madaxweynihii xilkiisu dhamaadey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Warbixin+Sawiro) Munaasabad xariga looga jaray Dugsi hoose,dhexe oo ka...

Munaasabad balaaran oo  xariga looga jaray Dugsiga hoose,dhexe ee Maxamed Ismaaciil Dawaarik oo ay kaso qayb galeen maamulka degmada Xiriiro,arday,haween,Waxgarad,waalidiin iyo dhalinyaro ayaa ka...

View Article

(Warbixin+Vedio) Dabaaldegyada lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha dowlada...

Dabaaldegyada lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si habsami leh uga soconaya Gobolada Puntland. Marka laga tago magaalooyinka waawayn,waxaa jira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka UK ee Soomaaliya oo khadka Teleefoonka ugu Hambalyeeyey Madaxweynaha...

Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsanvArimaha Soomaaliya Neil Wigan ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Ambasador Neil Wigan oo la hadley Maanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PDF “Congratulation to President Abdiweli Mohamed Ali Gas, The Newly Elected...

Press Releases Reference: PDF/011183                         Date:  January 8, 2014 www.puntlanddiaspora.org                                     mediarelations@puntlanddiaspora.org Today, 8 January...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyada Jaalliyada reer Puntland ee Australia ee Doorashada Cabdiweli Cali...

Annagoo ah Jaalliyada reer Puntland ee Australia waxaanu hambalyo u diraynaa Madaxweynaha cusub ee loo doortay Puntland Abdiweli Cali Gaas, waxaana u rajaynaynaa guul iyo in illaahay ku hagaajiyo...

View Article

Jaaliyada Puntland ee Denmark oo u Hambalyeynaya Maaxweynaha iyo ku xigeenkiisa

Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa Hmbalyeynaya Madaxweyanaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdikariin Cabdullaahi Camey, waxaykaloo jaaliyadu ay Mahad aan...

View Article

Cali Xaaji Warsame oo sheegay inuusan ka harayn halgankii uu ugu jiray Siyaasada

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Musharixiintii u taagnaa Madaxnimada Puntland oo Saxaafada kula hadlay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa sheegay inuusan ka harayn halgankii uu ugu...

View Article


Daawo Warka Puntland Tv ee Caawa 9 janaayo 2014

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Adeega Bulshada ee Dowlada Federaalka oo Hambalyo u dirtey...

Wasiirada Adeega Arimaha Bulshada Drs. Maryan Qaasim ayaa u hambalyeysay Madaxweynaha cusub ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Doorashada ay shacabka Puntland u doorteen hogaaminta Puntland...

View Article


JAALIYADA PUNTLAND EE LEICESTER- UK OO HAMBALYO U DIRAY MAXADAWEYNE ABDIWELI...

Jaaliyada Puntland ee Leicester UK waxay hambalyo u dirayaan Madaxweyanaha  la doortay ee Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdikariin Cabdullaahi Cumar Camey,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nasashada Jamcaha iyo Codkii macaanaa ee Al-Fanaan Cabdiwali Maxamed cali Gaas

Puntlandi TEAM waxay maanta oo jamcaha ah Qolka Keydka idiinka soo xuleen heesta Nasashada Jamcaha oo uu inoo ku luuqyayn doono Fanaanka Codka macaan iminkana ah Madaxweynaha Dowlada Puntland Al-fanaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Shirkii Jaraa’id ee uu maanta Garowe ku Qabtey Madaxweyne Cabdiwali...

Garowe– 10 Jan.2014–*Pi– Madaxweynaha Puntland oo Saxaafada saaka kula hadlay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa mahadcelin baalan u jeediyay Guddigii Doorashada Puntland,Guddoomiyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog aan Helay– Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo iska dhaga tirey inuu Villa...

Muqdisho–10 Jan.2014–Pi– Sida ay Howlwadeenada Puntlandi warar hoose ku heleen ilaa hada ma jiraan Gole Wasiiro oo diyaar ah, Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh Axmed wuxuu si cad uu dhagaha uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Madaxwaynaha la doortay ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo...

PDF Tixraac: PDF/011184                         Taariikh:  January 8, 2014 www.puntlanddiaspora.org                                     mediarelations@puntlanddiaspora.org Annagoo ku hadlayna...

View Article
Browsing all 12512 articles
Browse latest View live