Falanqayn:Sanad ka dib,Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya Maxa Qabsoomay?.
Horu-dhac. Maanta oo kale sanad ka hor ayay ahayd markii Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud loo doortay hogaanka dalka,ka dib markii codad aqlabiyad leh uu kaga guulaystay Madaxweynihii...
View ArticleRa’isul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda iyo...
Sanca, Sep, 10, 2013..Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Wafdigiisa ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad soo dhoweyn ah oo Jaaliyadda...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Shirkii Dib u heshiisinta Beelaha Jubboyinka ee Magaalada...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View Article3rd Dubai International Counter-Piracy Conference “Statement by President of...
Statement by President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole)Dubai, United Arab Emirates September 11-12, 2013 His Excellency the UAE Foreign Minister, Chairman of DP...
View ArticleApple oo markii ugu horreysay daaha ka rogtay labo Iphone (Warbixin buuxda)
Shirkadda Apple ayaa markii ugu horreysay ee taariikhdeeda daaha ka rogtay labo Mobilelada Iphones-ka loo yaqaan oo is garab socda, iyadoo sidoo kalena bulshada usii daysay Systemkeeda cusub ee iOS 7....
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Dubai gaarey kana Qaybgalaya shirka Caalamiga ah...
Madaxwweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud ayaa Xalayfiidkii (Talaado 10 sep.) gaaray Dubai, halkaasoo ay kusoo dhaweeyeen Masuuliyiin ka tirsan maamulka Emaaraatka Carabta, Waxaa...
View ArticleMadaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka qayb galay Shir...
Shirka Sadexaad ee Caalamiga ah loogana haslayo la dagaalanka Burcad Badeedka ayaa maanta ku furmay Dubai, Shirka oo socon doona Laba Maalmood waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan...
View Article(Warsaxaafadeed+Sawiro) Ra’iisul Wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay, kana...
Warsaxaafadeed Muqdisho, September 11, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro uu ku tegay...
View ArticleRa’iisul W. Saacid ayaa qado soo dhoweyn ah u sameeyey waxgaradka ka soo...
Muqdisho, Sept, 11, 2013..Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyey maamulka kumeelgaarka ah...
View ArticleGaas oo Ndola Zambiya lagusoo dhaweeyey
Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaas isla markaasna hada ah Musharaxa Madaxweyanah Puntland ayaa booqasho gaara wuxuuu ku jooga Dalka Zambiya waxaana maanta lagusoo...
View ArticlePuntlandi oo heley liiska Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheikh u kaxaysanayo...
Sida aan xogta ku helney Madaxweyne Xasan Sheikh markii lagu casumay Shirka New Deal ee Midowga Yurub u qabanayaan soomaaliya ayaa Madaxweynuhu wuxuu gudbiyey liiska Dadka u raacaya shirka, liiska...
View ArticleBayaan Lagu Taageerayo Heshiiskii dhexmaray Dowlada Fedaraalka iyo Maamulka...
Inagoo ah Guddiga ka wakiilka ah Jaaliyada Qurbajoogta ee Jubba State ee ku nool Gobolka California ee Dalka Maraykanka, Waxaan taageereynaa heshiiskii ay gaareen Dawlada Federalka Soomaaliyeed iyo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo ay la socdaan inta baan shaqaalaha Xafiiskiisa...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh oo ay weheliyaan inta badan shaqaalaha Xafiiskiisa ayaa tan iyo bilowga bisha Obtoobar Dalka ka maqnaan doona, Shirka Brussels ka dib waxay u...
View ArticleDAAWO VIDEO:— Hordhac wareysi Gen. C/llaahi Saciid Samatar ee Somalichannel...
Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
View ArticleILA QOSOL:— Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageray in Suuriya la weeraro
The U.S. Special Representative for Somalia, James McAnulty,welcomes the decision of the Federal Government of Somalia to join 33 other nations in supporting the September 6 Joint Statement on Syria....
View Articlefaahfaahin–Weerer mino ah oo lala eegtey Kolonyo Baabuur ah oo uu saaraa...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa saaka ka badbaadey Qarax ismiidaamin inuu yahay loo badinayo ayaa la la eegtey xili uu kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo isagoo ka yimid safar shaqo oo...
View ArticleFaahfaahin–Weerarkii kismaayo oo ahaa dhowr Qarax iyo Madaxweyne Axmed...
Saaka Waxaa Kismaayo gilgiley dhowr Qarax oo midk ugu waynaa ahaa ismiidaamin lala beegsadey kolonyo baabuura oo galbinayay Madaxweyne Axmed Madoobe, Madaxweynaha waxba ma gaarin mana uusan ku...
View ArticleWar Deg Deg ah– Puntland oo ogolaatey iney ka qayb galaan shirka Bruseles
Puntland ayaa horey u diidey iney ka qayb galaan shirka New Deal ee Midowga Yurub u qaban doonaan Soomaaliya 16 bishaan septembar, iyadoo Puntlanday ka qaybgalka shirka ku xirtey sharuud ah iney...
View ArticlePress releases: Puntland Government Strongly Condemns Suicide Car Bomb Attack...
Puntland State Of Somalia PRESS RELEASE 12 September 2013 Puntland Government strongly condemns September 12 suicide car bomb attack on the convoy of Jubaland President H.E. Sheikh Ahmed Mohamed Islam...
View Article