Nicholas Kay oo hogaamiyaasha Soomaalida ugu yeeray in laga faa’idaysto...
Ergayga gaarka ah ee QM ee Somalia Nicholas Key ayaa ugu yeeray madaxda Soomaalida inay ka faa’idaystaan ku dhaqanka nidaamka federalka oo ay ku dhisan tahay dowladda haatan uu madaxweynaha ka yahay...
View ArticleDhagayso Gudoomiyaha Gobolka Mudug Oo Ka Digay Karinta Cunada Sharci Darada...
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yusuf Jamac Ayaa waxaa uu ka digay dadka kariya cunada Sharci daradaa inta lagu jiro bisha ramadaan waxaa uu sheegey in shacabka loga bahan yahay inay laamaha amaanka...
View Article(Sawirro) R.W Abdiwali oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho
(Pi Muqdisho) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay ka qeyb galeen...
View ArticleUN-chartered Russian helicopter under fire in Somalia, no causalties reported
A Russian helicopter chartered by the United Nations came under fire in Somalia; no one was hurt, an informed source told Interfax in Moscow on Sunday. “Engineers examining a Mil Mi-8 helicopter after...
View ArticleDhagayso Warbixin Kulankii Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo Oo Looga Hadlay...
Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa ay maanta kulan ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay uga hadleen arimo badan oo kamid yihiin sidii dadka deegaanka ay uga waci galin lahaayeen ka...
View ArticleDhagayso Raysal wasaare Cabdiwali oo ka warbixinaya safarkiisii u dambeeyey
http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2014/06/Shirka-Jaraaid-ee-Raiisul-Wasaare-Cabdiwali.mp3
View ArticleTacsi— Marxuumad Siciido Xaashi Xanaf oo geeriyootey
Inaa Lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Tacsidan waxaa diraya xerta reer Sh Cabdulaahi Sh Ibrahim (Baardheere) ee U.S.A. Gaar ahaan Minnesota. Waxaan ilaahay ooga baryeynaa in Marxuumad Eedo Siciido...
View ArticleJob Vacancies in Puntland’s Ministry of Constitution, Federal Affairs and...
PUNTLAND STATE OF SOMALIA Ministry of Constitution, Federal Affairs and Democratization Download Her Jobvacancies (PDF) JOBVACANCIES Director of Operations Department Director of Constitution...
View Article(Dhagayso+ Sawiro) Olole Ka Dhan Ah Geedka Garan Waaga Ama Geed Yuhuudka Oo...
Mashruuc ay iska Kaashanayaan hay,adda Cunadda Aduunka ee WFP iyo Urur Deegaan ayaa maanta laga hirgalayey magaaladda gaalkacyo waxaana ka qayb galay maamulka gobolka mudug mudane maxamed yuusuf jaamac...
View ArticleSoomaalida oo ka wal walsan go’aanka uu Maraykanku ku xirayo xawaaladaha...
(Pi Washington) Malaayiin Soomaali ah oo ku nool gudaha dalka ayaa cabsi ka muuujinaya inay lumiyaan lacagihii ay ka heli jireen dhinaca dibada, iyadoo arintaan ay dabo socoto go’aan Maraykanku uu ku...
View ArticleTacsi– Marxuum Rashiid yuusuf abuukar oo 27.006.2014 ku geeriyoodey Yemen
Inaalilah waa inaa ileyhi raajicuun Anagoo ah bahda weynta kunool magaalada aarhus ee dalka danmark waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa walalken. Rashiid yuusuf abuukar oo ku geeriyoodey magaalada...
View ArticleJaaliyadda Soomaalida Malaysia oo Gudoomiye Cusub Dooratay”Sawiro”.
Waxaa magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia lagu qabtay doorashada hoggaanka jaaliyadda Soomaalida ee wadankaas , waxaana gudoomiye cusub loogu doortey C.qaadir Dooy oo ka mid ah Ardeyda Somalida ee...
View Article(Sawirro) Dowladda Puntland oo si balaaran u xustay sanad guuradii 54-aad ee...
(Pi Garowe) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Habeenimadii Xalay Magaalada Garoowe gaar ahaan Aqalka Golaha Wakiilada Puntland kaga qayb Galay Xaflad Balaaran oo lagu...
View ArticleUN Special Representative congratulates Somalia on 54th Independence Day
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release: PRESS STATEMENT 29/2014 Mogadishu, 1 July 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG),...
View ArticleErgeyga QM u qaabilsan Soomaaliya oo hambalyeeyay maalinta Xornimada
WARSAXAAFADEED 29/2014 Muqdisho, 1 Luulyo 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa ugu hambalyeeyay dadka Soomaliyeed dabaal...
View ArticleMa dooneysaa inaad iskusoo daweeyso Jarmalka, la xiriir Dhakhtar afkaaga...
Dr Cusmaan waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo kamid ah Dhakhaatiirta ugu caansan Wadanka Jarmalka aadkana loo tixgaliyo shaqdiisa,Jarmalka wuxuu ku noolyahay 40 sano, Wuxuu kamid yahay Dhakhaatiirta Jarmalka...
View Article(Sawirro+ Dhageyso) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali...
( Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabtay xariga ka jaray xarun cusub oo lagu magacaabo Puntland Vitness Center oo loogu talo galay dhismaha jirka....
View ArticleDjibouti parades old armour. Many M109Ls have been retired from Italian Army...
A Puma APC leads the M109L howitzers during the 27 June parade. (Djibouti Armed Forces) The Djibouti Armed Forces (FAD) displayed its newly acquired M109 self-propelled howitzers and Puma armoured...
View Article(Sawirro) Guddiga sare ee wadooyinka Puntland oo maanta ugu baaqay...
(Pi Garowe) Guddiga sare ee wadooyinka Puntland ayaa maanta ka codsaday barlamaanka Puntland inuu xanibaada ka qaado xeerka xamuulka oo dhawaan la horgeeyay kalfadhiga 33-aad ee golaha wakiilada. Kulan...
View Article